Madaxweyne Deni & kuxigeenkiisa oo heshiis horudhac ah ka gaaray khilaafka written by Warsan Radio 21/06/2022 Maalmihii la soo dhaafay waxaa taagnaa khilaaf xoogan oo u dhaxeeyay Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni & kuxigeenkiisa Axmed Cilmi Cismaan (Karaash), kaas oo saameyn weyn ku yeeshay Hay’adaha kala duwan ee Maamulka puntland.Hayeeshee wararka la helay ayaa sheegaya in Madaxweyne Siciid Deni iyo ku-xigeenkiisa Axmed Karaash ay is-afgarad hordhac ah ka gaareen khilaafkoodii kadib markii ay dhex-dhexaadin ka dhex sameeyeen Isimada Puntland iyo qaar kamid ah Xildhibaannada.Kulan gaar ah oo ay yeesheen Madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni iyo kuxigeenkiisa ayay kaga heshiiyeen khilaafka oo intiisa badan salka ku haayay xilka qaadistii uu Axmed Karaash ku sameeay Wasiirada, Amniga, Arrimaha Gudaha iyo Maaliyadda, xilligii uu Deni kujiray ololihiisii musharraxnimada ee Madaxweynaha Soomaaliya.Wararka ay Risaala heleyso ayaa sheegaya in labada dhinac ay ku ballameen kulan kale si mad madowga meesha looga saaro , isla markaana la dhameystiro xal ka gaarista khilaafkooda.Khilaafka Madaxweynaha Puntland iyo kuxigeenkiisa ayaa ah mid waayadaan soo laab laabanayay kaas oo salka ku haaya dhanka awooda Maamulka, waxaana sidoo kale fashilmay mooshin ay Xildhibaannada qaar ka wadeen Xukuumadda Madaxweyne Deni si ay uga faa’iideystaan khilaafka kala dhaxeeya kuxigeenkiisa. Madaxweyne Deni & kuxigeenkiisa oo heshiis horudhac ah ka gaaray khilaafka was last modified: June 21st, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post DFS oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoontay Wakiilka cusub ee Hay’adda UNFPA next post Itoobiya oo War kasoo saartay dadkii lagu dilay Galbeedka dalkaas You may also like J/Dhexe: Faah faahin kasoo baxeysa Duqeymo Lala Beegsadey Saraakiil Alshabab ah 11/04/2020 DHAGEEYSO;-Warka Duhur ee Radio Warsan 18/03/2020 Dhageyso: Jenaraal Odowa Yuusuf Raage oo soo gaarey magaalada baydhabo. 17/03/2020 Roobab ka da’ay Sudan oo dilay 112 qof halka ay burburiyeen tobanaan kun oo guri 05/09/2022 Dhageyso: Warka Duhurnimo ee Idaacada Warsan 30/06/2023 Dowladda Somalia oo war kasoo saartay ku xadgudubka Madaxweynaha Faransiiska ee Diinta Islaamka 29/10/2020 Maamulka Jubbaland oo sharci darro ku tilmaamay ansixintii Golaha Adeegga Garsoorka 04/08/2020 Dhageyso+Wareysi: Taliyaha Ciimada Booliska Gaarka Ah Ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed somaaliya maxamed sheeq c/dulaahi Oo Kahadley Dagaalada Ay Kasocdaan Qeybo Katirsan KGS 14/07/2016 DAAWO;Ardey Ka Qalan Jibisay Jaamacada Koonfurta Magalada Baydhabo 26/08/2017 Ciidanka Xoogga, kuwa Jubbaland iyo ATMIS oo howlgal wadajir ah fuliyay 28/03/2024 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.