Galmudug & Puntland oo shir ka yeeshay Amniga Gaalkacyo written by Warsan Radio 21/06/2022 Gudoomiye kuxigeenka ahna kusimaha Guddoomiyaha Gobalka Xasan Cabdullaahi Warsame ayaa Maanta shir-gudoomiyey shirka Amniga Gobolka Mudug oo ay si wada jira uga wada so qayb galeen Maamulada Puntland iyo Galmudug.Shirka oo isbuuclaa ayaa waxaa Goob joog ahaa Gudoomiyaha Gobolka Mudug Galmudug, Gudoomiyayaasha Dagmada Gaalkacayo Puntland iyo Galmudug, Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Mudug ,Taliyaha Ciidanka Daraawiishta Mudug iyo Ceyn,Taliye kuxigenka Ciidanka Nisa iyo Taliyaha Saldhiga Dhexe Ee Galmudug qaar kamida taliyayaasha Boolis Labada Dhinac Ee Gobolka Mudug.Kulanka ayaa waxa uu kadhacey Xarunta Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Mudug Puntland waxaana Kasoobaxey qodobo muhiim ah u ah Isdhexgalka iyo Amniga Gobolka Mudug. Galmudug & Puntland oo shir ka yeeshay Amniga Gaalkacyo was last modified: June 21st, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqday inay dalka kajirto Abaar daran next post Maxkamadda Ciidamada oo xukun ku riday rag ku eedeysan dil & weeraro bambaano You may also like Waddooyinka Muqdisho Oo Xiran Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay Xaalada magaalada Muqdisho 19/02/2021 Madaxweynayaasha Soomaaliya & Ereteriya oo heshiis kala saxiixday 12/07/2022 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 08/08/2020 Wareegto:Madaxweyne Lafta-Gareen ayaa Magacaabay Wasiirka Cusub Cadaalada 15/11/2022 Dhageyso:-Iscazilaada Godiga doorashada KGS 05/11/2018 Guudlaawe “Waxaa naga go’an in Hirshabeelle oo dhan inay ka dhacdo Doorasho Gole deegaan” 02/03/2024 AKHRISO:-Hadalada aan loo meel dayin ee trump oo sii kordhaya 05/03/2017 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 13/11/2021 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 21/03/2019 Shidaal la gaarsiiyay Qaza iyo isbitaallada oo aan loo oggoleyn 16/11/2023 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.