Madaxweynaha Somaliland oo ku dhawaaqay in uu wada-hadallo la galayo Xisbiyada mucaaradka written by Warsan Radio 26/06/2022 Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo khudbad ka jeediyey munaasibadda 62-guurada kasoo wareegtay markii Gobolada Waqooyi xorriyaddooda ka qaateey dawladda Ingiriiska, ayaa caddeeyey inay agtiisa taallo oo ay fidsan tahay gogoshii wada-hadalka ee uu horeba ugu baaqay madaxda axsaabta mucaaridka ah, walaaltinimo iyo wada-hadalna uu diyaar u yahay, isaga oo shacabkana ugu baaqay inaanay rumaysan goolaaftanka siyaasadeed iyo hadallada dhinacyadu is weydaarsanayaan.Qaybaha kala duwan ee bulshada, ayuu madaxweynuhu ugu baaqay inay tacabka u jeestaan, kana tashadaan ku-tiisanaanta wax soo saarka dalalka shisheeye, si looga gudbo xaaladda maanta taagan ee ku timi quutal daruuriga.Hadalkaan kasoo yeeray Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa kusoo beegmaya xilli uu sii xoogeystay khilaafka kala dhaxeeya Xisbiyada mucaaradka, kaas oo salka ku haaya Arrimaha doorashooyinka. Madaxweynaha Somaliland oo ku dhawaaqay in uu wada-hadallo la galayo Xisbiyada mucaaradka was last modified: June 26th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Ra’iisul Wasaare Xamse’ Waa in laga garaabo Goonni isku taaga Somaliland” next post Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe” Waa nasiib darro in 62-sano ka dib walaalaheenna Gobolada waqooyi ay ka maqan yihiin dalka intiisa kale” You may also like Dhageyso: Warka Fiidnimo ee Idaacada warsan 21/05/2023 Sii Hayaha Ra’iisul Wasaaraha Mahdi Guuleed oo booqday Bangiga Dhexe 29/07/2020 Sawiro;-Madaxweyne Laftagareen oo Wafdi ka socda Q/ Midoobay oo Qaabilay 03/09/2022 Laamaha ammaanka Degmada Dooolow oo baaritaan ku sameeyay Gaari Qarax oo la qabtay 02/10/2023 Wararkii ugu dambeeyay magacaabista golaha Wasiirada 03/10/2020 Shaqo joojin ay ku dhawaaqeen duuliyayaasha diyaarada Kenya Airways 04/11/2022 Dhageyso: Barnaamijka Kulanka Warsan 06/06/2023 Duqa Baladweyne” waxaana Garab Taaganahay Ciidamada Howlgalka ku Jiro.” 12/09/2022 Axmed Madoowe iyo taliye Odowa oo kawada had lay lada gaalanka Alshabab. 09/10/2021 Dowladda Soomaaliya oo beenisay in ciidamo Soomaaliyeed loo diray dagaalka ka socda waqooyiga Ethiopia 01/12/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.