Sheekh Aadan Madoobe oo kulan gaar ah la yeeshay Xildhibaannada kasoo jeeda KGS & Jubbaland written by Warsan Radio 21/07/2022 Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nur Madobe oo uu weheliyo guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Cabdullaahi Cumar Abshirow, ayaa xalay casho sharaf u sameeyay xildhibaanada degaan doorashadoodu tahay dowlad goboleedyada Koonfur galbeed iyo Jubbaland .War kasoo xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa lagu sheegay in Kullanka u dhexeeyay Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo Xildhibaanada ka soo jeeda Koonfur galbeed iyo Jubbaland ayaa waxaa looga hadlay labo qodob oo kala ah.1- Abaaraha iyo sidii Xildhibaanada gacan uga gaysan lahaayeen2- Midnimo iyo isku xirnaasho Xildhibaanada ka soo jeeda deegaanadaas.Xogaha kale ee la helay ayaa sheegaya in Sheekh Aadan Madoobe uu Xildhibaannada ka dalbaday in la taageero Golaha Wasiirada ee la soo Mahacaabi doono, isaga oo u xaqiijiyay in Xildhibaannada qaarkood kamid noqon doonaan Golaha Wasiirada.Ugu dambeyn guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa guddi ka kooban shan xubnood u xil saaray in ay ka shaqeeyaan sidii wax loogu qaban lahaa gurmadka Abaaraha. Sheekh Aadan Madoobe oo kulan gaar ah la yeeshay Xildhibaannada kasoo jeeda KGS & Jubbaland was last modified: July 21st, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Madaxweynaha Somalia oo Maanta kuwajahan dalka Tansaaniya next post Dowladda Ingiriiska oo Kenya ka caawineysa la dagaalanka Al-Shabaab You may also like Guudlaawe oo kulan la yeeshay Xildhibaanada Soomaalida ee ku jira Barlamaanka Kenya 16/02/2023 Dhageyso: Barnaamijka Kulanka Warsan 18/09/2022 Suxufi Caan Ah Oo Geeriyooday Isaga Oo Tebinayey Ciyaartii Argentina Iyo Netherland 10/12/2022 Akhriso: Magacyada Xubnaha Aqalka Sare ku matalaya Guddiga Arrimaha Dastuurka ee la Magacaabay 21/06/2022 Dhageys:-WASIIRKA DASTUURKA K.G.S AYAA KA JAWAABAY HADALKII KA SOO YEERAY MAHAD CABDALLE CAWAD. 04/03/2018 DHAGEEYSO;-WARKA CAAWA EE IDAACADA WARSAN BAYDHABO 06/03/2020 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 07/09/2020 Dowlada oo sheegtay in kulankii Ra’iisul Wasaaraha iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare uu guul ku soo dhamaaday 24/05/2021 Booliska Uganda oo sheegay in ay ka hortageen Weerar qaraxyo ah oo lala damacsanaa Magaalada Kambaala 09/05/2023 Dhageyso: Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 16/11/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.