Wararkii ugu dambeeyay ee dagaallada ka socda xuduudka Soomaaliya iyo Itoobiya written by Warsan Radio 30/07/2022 Ku dhawaad 20 qof oo dhinacyaddii dagaalamay ah ayaa ku dhintay tiro kalena wey ku dhaawacmeen dagaallo culus oo wali ka socda deegaanka Caato ee Gobolka Bakool.Dagaalkaan ayaa dhexmaraya ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo ciidamada Liyu Police ee Ismaamulka Soomaalida Ethiopia oo dhinac ah iyo maleeshiyada ururka Al-Shabaab.Al-Shabaab ayaa la sheegay in weerarkan ay shalay ku qaadeen magaalada oo ay xilligaas ku sugnaayeen xidhibaanno ka tirsan baarlamanka Soomaaliya oo gobolka u tagay inay gargaar gaarsiiyaan dadka ay dagaaladu saameeyeen.Ciidanka dowladda ayaa sheegay in ay ka hortageen in Shabaab ay gacanta ku dhigaan magaalada Aato,islamarkaana dib loo riixay.Sida ay sheegeen xogo dhinaca sirdoonka ah, qiyaastii 500 oo dagaal yahan oo ka tirsan Al-Shabaab ayaa 50 mitir gudaha u galay Ethiopia toddobaadkii la soo dhaafay kahor. Wararkii ugu dambeeyay ee dagaallada ka socda xuduudka Soomaaliya iyo Itoobiya was last modified: July 30th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay xaaladda Amniga Muqdisho next post Dhageyso:-Warka Duhur ee Radio Warsan You may also like Dhageyso:-sarkaal Ka tirsan al Shabab oo is su soo dhiibey Maamulka KGS 05/03/2017 Baarlamanka Israel oo diiday sharci ka dhan ahaa Carabta Israel 07/07/2021 Dowladda Mareykanka Oo Farriin Hanjabaad U Dirtay Saraakiisha Milateriga Suudaan 02/01/2022 Mareykanka oo uga digey muwaadiniintiisa inay u soo dhawaadaan garoonka diyaaradaha Kabul 22/08/2021 DHAGEYSO:-Warka Subax ee Idaacada Warsan 26/03/2020 Dhageyso:-Barnaamijka Dhalanyarada 13/09/2021 Dhageyso:-Qeybta 8 aad ee Barnaamijka Beeraha 09/11/2020 Dhageeyso:-waxaa Habeenkii 17 anaad si toos ah usocda barnaamijkii Tartan Aqooneedka Radiyaha Warsan Baidao 15/06/2017 Ciidamada dowladda oo howlgal ku burburiyay Xarumo ay ku sugnaayeen Al-Shabaab 21/08/2023 Dhageyso;- Barnaamijka Arimaha Caalamkaa 17/04/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.