Carruur walaalo ah oo miino kula qaraxday gobolka Togdheer written by Warsan Radio 06/08/2022 Saddex Carruur oo walaalo ah ayaa miino kula qaraxday meel u dhaxaysa deegaanada Habuura iyo Sibidhley ee Xuduudka Togdheer.Sidoo kale 6 ruux oo kale ayaa dhaawacmay ka dib markii shil labaad ah uuna sababay Gaadhigii Gurmadka degdeg ahaa oo ay isku dhaceen Xaajiyad Rakaab ah oo kale Deegaanka Balli Hiile.3 Carruurta walaala ah oo xoolo jir ahaa ahaa ayaa mid ka mid ah halkaasi ku naf waayey halka labadii kale ay dhaawac yihiin.Khasaaraha ayaa sii kordhay ka dib markii gaadhiga Umbulanceka degmada Dhoqoshay oo siday dhaawaca uu galay shilka labaad.Isuduwaha Wasaaradda Caafimaadka Gobolka Togdheer Dr Maxamed Yuusuf ayaa sheegay in ay mar kale gurmad ugu tageen Balli-hiile dadka dhaawaca ah goor dhaweydna la soo gaadhsiiyey Cusbitaalka weyn ee Burco 8 qof ee dhaawaca ah oo qaarkood ay yihiin helada 3 carruurta ahayd ee Miinadu la kacday. Carruur walaalo ah oo miino kula qaraxday gobolka Togdheer was last modified: August 6th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Barnaamijka Dhacdooyinka Caalamka next post Itoobiya” Waxaan dilnay 800 oo ka tirsan ururka Al-Shabaab” You may also like Akhriso:-Wasiirkii Amniga Jubbaland oo maanta la soo taagay Maxkamadda Gobolka Banaadir 06/10/2019 Soomaaliya iyo Pakistan oo ka wada hadlay iskaashiga amniga baddaha 19/10/2021 Safiirka Qatar ee Somalia u fadhiys oo kulan laqaatay Gudoomiyaha Baarlamaanka 07/07/2020 laamaha Amniga Galmudug oo baadi goobaya maleeshiyaad dilal geystay 21/01/2022 Dhageyso Dood ku lul oo Dhaxmartay Jaaliyada Reer Koonfur Galbeed Soomaaliya Qaarada Yurub, 14/08/2016 Al-Shabaab oo sheegatay mas’uuliyada qarixii ka dhacay Ex-Control Afgooye. 31/12/2019 Dhageyso:- Barnaamijka Arimaha Caalamka 18/08/2022 Qodobda la isku mari la’yahay shirka Muqdisho iyo Agaasimaha Heritage oo qorshe soo bandhigay 16/09/2020 Midowga Africa oo ku baaqay in la joojiyo dagaalka Itoobiya 10/11/2020 Beesha Caalamka Oo Ka Hadashay Khilaafka U Dhexeeya Madaxweynaha Iyo Ra’iisul Wasaaraha 18/09/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.