Itoobiya” Waxaan dilnay 800 oo ka tirsan ururka Al-Shabaab” written by Warsan Radio 06/08/2022 Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida ee bariga Itoobiya ku yaalla ayaa sheegay in 800 oo ka tirsan ururka Al-Shabaab ay ku dileen dagaalladii ugu dambeeyay kaddib weerarro dhif ah oo ay kooxdu ku qaadeen xaafadaha ku teedsan xadka Soomaaliya iyo Itoobiya.Madaxweyne Mustafa Muxumed Cumar ayaa maanta sheegay in qiyaastii boqol kale la soo qabtay. Hadalkiisan looma xaqiijin karo si madax bannaan.Weerarradii horraantii July dhacay, ayay kooxda Al-Shabaab ku sheegteen inay dileen dhowr sarkaal oo ka tirsan ciidamada Dowlad Deegaanka. Maamulka gobolka ayaa bilaabay howlgallo ay isla sameynayeen ciidamada federaalka.Itoobiya ayaa hore u sheegtay in saddex ka tirsan Al-Shabaab lagu dilay howlgal ay gacan ka geysteen duqeymaha cirka, taas oo ay kooxdu beenisay.Mustafa ayaa hore golaha gobolka ugu sheegay in Itoobiya ay dooneyso inay sameyso aag ka tirsan Soomaaliya oo la isaga caabbiyo weerarrada noocan oo kale ah.Hadalkan uu maanta jeediyay ayuu ku sheegay inay socdaan dadaallada lagu hubinayoin kooxdu “aysan marnaba ku dhiirran inay usoo dhowaato xadka”. Itoobiya” Waxaan dilnay 800 oo ka tirsan ururka Al-Shabaab” was last modified: August 6th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Carruur walaalo ah oo miino kula qaraxday gobolka Togdheer next post Maraykanka oo $127 million oo dollar oo cusub ugu deeqay qaaradda Afrika You may also like Ciidamada Dawlada & Kuwa degaanka oo Halwgal ka sameeyay degaanno ka tirsan gobolka Galgaduud 15/07/2023 Xildhibaanadda Golaha shacabka oo cod aqlabiyad leh ku ansixiyey xeerka matalaada gobolka Benaadir 27/06/2020 Hoggaamiyihii mucaaradka Belarus Maria Kolesnikova oo la afduubtey 07/09/2020 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 26/01/2021 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 22/08/2021 Madaxweyne Qoor Qoor oo shaaciyey in shirka Dhuusamareeb 3 uu furan yahay , fariina u diray Puntland iyo Jubbaland 18/08/2020 Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan 13/09/2019 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 24/08/2020 Maamulka Koonfur Galbeed oo lagu wareejiyay qalab lagu qabanayo Doorashada Aqalka Sare 28/07/2021 Bangiga Adduunka oo Soomaaliya u saxiixay Mallaayiin Dollar 18/12/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.