Dagaal ka dhacay Gobolka Galgaduud & khasaaro ka dhashay written by Warsan Radio 18/08/2022 Wararka naga soo gaaraya degaanka Gaalyeel oo hoostaga degmada Ballanballe ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay dagaal dhexmaray laba maleeshiyo beeleed, kaas oo khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah.Maleeshiyaadka dagaalamay ayaa isku heysta dhul kuyaalla degaanka Gaalyeel, waxaana dagaalka inta la xaqiijiyay ku dhintay laba Ruux halka Saddex kale ay ku dhaawacmeen.Goobjoogayaal ayaa sheegay in dagaalka oo soo bilaawday shalay gelinkii dambe uu soo gaaray xalay xilli dambe , Isla markaana weli degaanka laga maqlayo rasaas goos goos.Dhinaca kale waxaa xiisad dagaal ay ka tagan tahay degaanka Baalle oo u dhow degaanka dhagax-dheer, halkaas oo shalay ay ku dagaalameen laba maleeshiyo beeleed.Madaxda Maamulka Galmudug ayaan weli ka hadlin dagaal beeleedyada kasoo cusboonaaday degaano katirsan Gobolka Galgaduud. Dagaal ka dhacay Gobolka Galgaduud & khasaaro ka dhashay was last modified: August 18th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Sidee lagu soo qabtay Ninka loo heysto dilka Hibo Qaasim? next post Dhageyso:- Barnaamijka Arimaha Caalamka You may also like Dhagayso:-Warbixin la magic baxaday.“Doorashada Koonfur Galbeed iyo Shanta December.” 27/11/2018 Maxamed C/risaaq Maxamuud oo loo magacaabay Wasiirka cusub Wasasrada Arrimaha Dibada 19/11/2020 Wararkii ugu dambeeyay magacaabista golaha Wasiirada 03/10/2020 Doorashada Kursiga Ay Ka Geeriyootay Aamina Maxamed Oo Maanta Ka Dhaceysa Jowhar 05/05/2022 Dad ka barakacay fatahaad uu sameeyay webiga Jubba 29/04/2020 Maamulka Puntland oo cadeysay mowqifkeeda ku aadan doorashada Somaliya 02/06/2020 Ardey Gaaraya1,265 oo maanta u fadhiistay imtixaanka shahaaddiga dugsiga sare magaalada Beledweyne 18/07/2020 Xasan Sheekh oo Dib u habeyn ku sameeyay Golaha Dhaqaalaha Qaranka (Magacyo) 10/11/2022 Axmed Madoobe oo Guddiga FEIT kala hadlay doorashada16 kursi ee Ceelwaaq 17/04/2022 Wasiir Goodax Barre oo markale shaaciyey in DF aysan shahaado siin doonin ardayda Puntland 13/07/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.