Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in degaano horleh lagala wareegay Al-Shabaab written by Warsan Radio 27/09/2022 Warbaahinta dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ciidamada milateriga ee Soomaaliya inay ka saareen ururka al-Shabaab, qaybo badan oo ka mid ah gobolka Shabeelaha Dhexe, taas oo ah guulihii ugu dambeeyey ee laga gaaro hawlgallada ay iska kaashanayaan dawladda Soomaaliya iyo dadka deegaanka.Dawladda Soomaaliya ayaa sheegaysa in gobolka Hiiraan oo keliya in ururka al-Shabaab laga xoreeyey illaa 40 deegaan, taas oo ay iska kaashadeen dadka deegaanka iyo ciidamada kamaandoosta ah, ee ay tababartay dawladda Maraykanku.Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi oo ka qayb galay dood ka socotay telefishan maxalli ah ayaa sheegay in ciidamada milateriga iyo dadka deegaanku inay ku guulaysteen inay Al-Shabaab ku jebiyaan bartamaha Soomaaliya, isaga oo tusaale u soo qaatay guulihii laga gaaray hawlgalladii ka dhacay gobollada Hiiraan iyo Galguduud.Waxa uu xusay in illaa 40 deegaan oo ku yaalla gobolka Hiiraan iyo lix kale oo ka tirsan Galgaduud in lagu xoreeyay wax ka yar muddo saddex toddobaad, isagoo ku tilmaamay inay tahay shaqo aad u wacan oo la qabtay. Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in degaano horleh lagala wareegay Al-Shabaab was last modified: September 27th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post DFS oo faah faahisay xilliga dalka lagu soo celinayo Ciidamada ku maqan Ereteriya next post Dowladda Soomaaliya oo dalka dib ugu soo celisay Dhalinyaro ku xayirnaa dalka liibiya You may also like Madxweyne Farmaajo oo shir guddoomiyay kulan horudhac u ah Shirka Dhuusamareeb 02/02/2021 Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay tallaabo ay qaaday Somaliland ‘ 28/02/2022 Sharukh Khan oo u jawaabay atoore waddan kale kasoo jeeda oo ka yaabsaday 09/12/2019 Akhriso Magacyada: Ra’iisul Wasaaraha oo magacaabay Guddiga Doorashada Gobolada Waqooyi 07/11/2020 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 02/06/2021 Joint Statement on Reconciliation Processes in Federal Member States 28/04/2020 Taliska Booliska Koonfur Galbeed oo Awaamiir kasoo saaray Maalmaha Ciida 01/05/2022 Farmaajo oo ka qeybgalay munaasabada xuska maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed 16/05/2021 Dad ku dhintay daadad ku rogmaday Magaalada Khardho 28/04/2020 Guddoomiyihii degaanka Goof-gaduud iyo Saraakiil kale oo Qarax lagu dilay 17/08/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.