Puntland oo beenisay in 12 degmo ay ka qabanayso doorashooyinka written by Warsan Radio 01/10/2022 Xukuumadda Puntland ayaa waxba kama jiraan ku tilmaantay in barnaamijka doorashooyinka qof iyo cod lagu koobay 12 degmo oo keliya.Wasiir ku xigeenka arrimaha gudaha Puntland Cabdiweli Mire Xirsi ayaa sheegay in aysan waxba jirin wararka ku saabsan in 12 degmo laga qabanayo qof iyo cod.Cabdiweli Mire ayaa sheegay in wasaaradda arrimaha gudaha ay mas’uul ka tahay barnaamijkan islamarkaana aysan macquul ahayn in 12 degmo lagu koobo doorashooyinka.Sidoo kale wuxu beeniyay in wasiirkii hore ee Maaliyadda Puntland Xasan Abgaal iyo madaxweyne Siciid Deni isku khilaafeen arrintaas. Puntland oo beenisay in 12 degmo ay ka qabanayso doorashooyinka was last modified: October 1st, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Saraakiil milateri oo sheegay inay xukunka ka tuureen Hoggaamiyihii Burkina Faso next post Muddo kordhin loo sameeyay Madaxweyne Muuse Biixi You may also like Akhriso:-Boqor tooyada Sacudiga oo tacsi u diray qoyska Jamal Khashuggi 22/10/2018 Dalka Faransiiska oo bandaw degdeg ah galay 29/10/2020 Akhriso:-ciidamada Ahlu Suna iyo Galmudug oo Khilaaf soo dhexgalay 22/07/2019 Dhageyso: Barnaamijka Kulanka Warsan 04/02/2023 Dhageyso: Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 10/11/2022 Maxkamad xukun ku riday Askar katirsan ATMIS oo dad rayid ah ku dilay Soomaaliya 14/10/2022 Madaxweyne Deni & kuxigeenkiisa oo kulan gaar ah ka yeeshay khilaafkii u dhaxeeyay 01/06/2022 SAWIRO:- Banaanbax ka dhacay degmada Beled-xaawo & Xarunta Maamulka oo la gubay 07/07/2022 Dad loo heysto dilkii Jamaal Khaashuqji oo lagu maxkamadeynayo Turkiga 03/07/2020 Madaxweynaha Turkiga oo Lacag ugu deeqay Qaxootiga Syria 04/07/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.