CXDS oo la wareegay degaano ku yaalla Shabeellaha Dhexe written by Warsan Radio 15/10/2022 Sida ay xaqiijiyeen qaar ka mid ah dadka degaanka Ciidamo katirsan Milateriga Soomaaliya ayaa xalay AlShabaab kala wareegay degaano ka tirsan Shabeellaha dhexe.Degaanada Ciidamadu la wareegeen waxaa ka mid ah degaanka Istaraatiijiga ah ee Xawaaldeey oo hoos-yimaada degmada Balcad ee G/Sh/ Dhexe.Xawaadleey oo ku taala bartamaha Jowhar iyo Balcad ayaa sanadihii lasoo dhaafay waxaa ku sugnaa Al-Shabaab taasoo sababtay in uu istaago isu-socodka Jowhar iyo Balcad.Sidoo kale, Xawaadleey waxaa ku taala Buundo isku xirta 2-da Shabeelle waxayna Al-shabaab u isticmaali jireen marin ay isaga gudbaan ilaa meelo kamid ah gobalada dhexe.Ciidanka qabsaday Xawaadleey waxaa hogaaminaya Korneel lagu magacaabo Abuukar Boonoow oo katirsan CXD. CXDS oo la wareegay degaano ku yaalla Shabeellaha Dhexe was last modified: October 15th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dad dhimasho iyo dhaawac ku noqday Gaari qarax ku qabsaday degaanka Xaawa Cabdi next post Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacada Warsan You may also like Sawiro;-Guddiga Gurmadka Abaaraha KGS Oo Kulan La Qaatay Madaxda IOM 12/09/2022 Kiisaskii ugu badnaa ee xanuunka Karoona oo laga diiwaan galiyay dalka UK. 17/12/2021 Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Heer Federaal oo gaaray Ceelwaaq 22/04/2022 Dowladda Jabuuti & Kenya oo isku mari waayay kursi kamid ah Golaha Amaanka ee QM 18/06/2020 RW Rooble oo amray in si deg deg ah loo furo wadada dabka 14/02/2021 Beesha Caalamka oo war cusub kasoo saartay dhibaatada ka taagan laas-caanood 02/01/2023 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 10/06/2021 Ilhaan Cumar oo ku guuleysatay Doorasho ka dhacday Maraykanka 12/08/2020 Madaxweyne Trump oo markii ugu horreeyay xirtay face-mask COVID-19 12/07/2020 DHAGEEYSO:-WARKA FIIDNIMO EE IDAACADA WARSAN. 11/08/2019 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.