Xildhibaano ka digay muddo kororsiga Laftagareen written by Warsan Radio 17/12/2022 Qaar kamid ah xildhibaanada baarlamaanka federaalka ee laga soo doortay degaanada maamulka Koonfur Galbeed ayaa walaac ka muujiyay xaaladda siyaasadeed ee maamulkaas kana digay muddo kordhin loo sameeyo madaxwene Laftagareen.War Wadajir ah oo ay soo saareen Xildhibaanada ayay ku sheegeen sida ay muhiim u tahay in aan wax muddo kordhin la sameyn.Xildhibaannada ayaa ugu baaqay Laftagareen in uu qabto doorasho ku dhacda xilligii loogu tala galay Xildhibaano ka digay muddo kororsiga Laftagareen was last modified: December 17th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Wasiir Janan oo faahfaahiyay sababta ay u tageen Gedo next post Shaqaalaha dowladda Mareykanka oo laga mamnuucayo isticmaalka TikTok You may also like Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 07/11/2020 Boqorka iyo Dhaxal Sugaha Sacuudiga oo hambalyo u soo direy Madaxweynaha Soomaaliya 01/07/2020 DAAWO VIDEO waxaa dood kuluul dhaxmartay gudoomiyaha golaha badbaadada KGS IYO WAZIIR EELAY. 06/02/2017 Horjoogihii ee argagixisada Al-shabaab ee dhinaca dilalka qorshaysan oo gacanta lagu dhigay 05/12/2020 Weerar toorrey loo adeegsaday oo ka dhacay koonfurta Faransiiska (Sawiro) 29/10/2020 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 14/01/2021 DHAGEEYSO:-WARKA FIIDNIMO EE IDAACADA WARSAN. 16/04/2019 Dhageyso: Barnaamijka Kulanka Warsan 27/10/2022 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka warsan 04/10/2018 DHAGEEYSO:-WARKA HABEEN EE IDAACADA WARSAN 04/06/2017 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.