Xildhibaano ka digay muddo kororsiga Laftagareen written by Warsan Radio 17/12/2022 Qaar kamid ah xildhibaanada baarlamaanka federaalka ee laga soo doortay degaanada maamulka Koonfur Galbeed ayaa walaac ka muujiyay xaaladda siyaasadeed ee maamulkaas kana digay muddo kordhin loo sameeyo madaxwene Laftagareen.War Wadajir ah oo ay soo saareen Xildhibaanada ayay ku sheegeen sida ay muhiim u tahay in aan wax muddo kordhin la sameyn.Xildhibaannada ayaa ugu baaqay Laftagareen in uu qabto doorasho ku dhacda xilligii loogu tala galay Xildhibaano ka digay muddo kororsiga Laftagareen was last modified: December 17th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Wasiir Janan oo faahfaahiyay sababta ay u tageen Gedo next post Shaqaalaha dowladda Mareykanka oo laga mamnuucayo isticmaalka TikTok You may also like Faahfaahin Nabadoon lagu dilay Afgooye. 20/10/2019 Dowlada oo war ka soo saartay sababta uu natiijo la’aan ugu dhamaaday shirka Afisyoone 07/04/2021 Wiil Dhalinyaro ah oo lagu dilay degmada Guriceel 12/05/2022 Dhageyso;- Barnaamijka Bandhiga Warsan 03/08/2022 Nin Bam ku tuuray goob ay ku sugnaayeen Saraakiil ka tirsan DANAB oo la qabtay 28/10/2023 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 27/03/2022 Shir weynaha Qaran ee Shaqaaleysiinta oo Muqdisho ka furmay 07/12/2020 Guddoomiyaha gobolka Shabeellaha Dhaxe oo Dadka Deegaanka ugu Baaqay La dagaalanka AL shabaab 10/11/2022 Dhageyso:-Ku celiska Qeybta 3aad ee Barnaamijka Wax soo saarka 26/10/2021 Wasiirka Wasaaradda Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Oo Shir Guddoomiyay Kulankiisii Ugu Horreeyay 02/11/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.