DFS oo sheegtay in Ciidamo horleh la geeyay degaannadii laga saaray Al-Shabaab written by Warsan Radio 07/01/2023 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay in dowladdu ay Ciidamo Boolis ah geysay degaannadii laga saaray Ururka Al-Shabaab ee Gobolka Shabeellaha dhexe.Wuxuu sheegay in sigaar ah Ciidamada loo geeyay degmada Aadan-Yabaal, haatana uu tababar u socdo Ciidamo isugu jira Boolis iyo Nabadsugid si loo geeyo degmooyinka iyo degaannada kale ee laga qabsaday Al-Shabaab.Ugu dambeyn Ra’iisul Wasaare Xamse wuxuu sheegay in sidoo kale degmooyinkaas laga hirgelin doono adeegyada Bulshada si looga qeyb qaato horumarka degmooyinkaas. DFS oo sheegtay in Ciidamo horleh la geeyay degaannadii laga saaray Al-Shabaab was last modified: January 7th, 2023 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Howlgallo ka billaawday degaano katirsan Galmudug next post Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan You may also like Dhageyso:-Warka Duhur ee Radio Warsan 08/05/2022 Bixinta Baasaboorka Soomaaliya oo bilaabanaya iyo hab cusub oo loo marayo (Akhriso) 11/07/2020 Hadal hayn ka dhalatay, wiilka uu dhalay boqorka UK oo sheegay inuu dilay 25 qof 07/01/2023 Dhageyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan 18/01/2020 Ra’iisul Wasaare Xamse oo kulamo ka wada Magaalada Kismaayo 27/11/2023 Deni oo Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay RW Hore ee Soomaaliya 22/01/2024 Dhageyso: Barnaamijka Kulanka Warsan 19/11/2023 Dhageyso;- Warka Galabnnimo ee Idaacada Warsan 04/09/2022 Shariif Sheekh Oo Ka Hadlay Kiiska Dilka Ikraan Tahliil 09/09/2021 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 09/11/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.