Taliska Booliska Gobolka Banaadir oo cabasho ka ah Ciidamada hubeysan written by Warsan Radio 11/01/2023 Taliyaha ciidanka Booliiska gobolka banaadir Gashaanle Sare Mahdi Cumar Muumin ayaa sheegay in dhibaatooyin ay la kulmaan arimaha la xariira go’aanadw ay gaaraan Maxkamadaha dalka gaar ahaan dacwadaha dhulka ee laysku qabqabsado.Taliyaha oo hadal ka jeedinayay Shirka Arrimaha Garsoorka waxaa uu sheegay in marka hay’adaha garsoorka ay muwaadin u soo xukumaan dhul lagu qabsaday oo isagu laeyahahay kadibna Shaqadu ay kusoo wareegto Ciidanka Booliiska gobolka Banaadir oo qeybta fulinta iyo wareejinta dhulkaasi laysku qabsado ay howshooda galaan in caqabad ay kala kulmaan saraakiil hubeesan oo ka tirsan ciidanka dowladda kuwaasi oo ishor istaag ku sameeya shaqada Booliiska taaso dhibaato ku ah shaqadooda.Cabashadaan kasoo yeertay Taliyaha qeybta Booliska Gobolka Banaadir ayaa kusoo aadaya xilli mararka qaar isku-dhacyo u dhaxeeya Ciidamada dowladda dhexdooda. Taliska Booliska Gobolka Banaadir oo cabasho ka ah Ciidamada hubeysan was last modified: January 11th, 2023 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Weerar dad lagu dhaawacay oo ka dhacay dalka Faransiiska next post Dagaal Muqdisho ku dhexmaray ilaalada Xildhibaan Yuuusuf Kabaale & Ciidamo kale. You may also like Dhgeyso : Dr cabdicasiis sheik ibrxaahim ayaa waxaa uu ka haday cudurada ugu badan gobolka hiiraan ka jir. 16/04/2017 Ciidanka xoogga dalka & kuwa degaanka oo howlgal Wadajir ah fuliyay 17/04/2023 Dhageyso:Barnaamijka Kulanka Warsan 07/05/2022 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 26/12/2018 Nin Soomaali ah oo lagu dilay Mareykanka 28/04/2021 Qatar oo xoojineyso xiriirka kala dhexeya Soomaaliya 26/01/2023 Dhageyso:- inta u dhaxeeysa Bardaale iyo Baydhabo ayaa Lagu Gubay Gaari Jaad Waday. 22/05/2017 Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo soo xiray Wajiga Koowaad ee Shirka dib u Heshiisiinta KGS 30/01/2023 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 13/08/2021 Mucaawiye Axmed Muudey oo loo magacaabay guddoomiye Degmada Xamar Jajab 22/04/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.