Taliska Booliska Gobolka Banaadir oo cabasho ka ah Ciidamada hubeysan written by Warsan Radio 11/01/2023 Taliyaha ciidanka Booliiska gobolka banaadir Gashaanle Sare Mahdi Cumar Muumin ayaa sheegay in dhibaatooyin ay la kulmaan arimaha la xariira go’aanadw ay gaaraan Maxkamadaha dalka gaar ahaan dacwadaha dhulka ee laysku qabqabsado.Taliyaha oo hadal ka jeedinayay Shirka Arrimaha Garsoorka waxaa uu sheegay in marka hay’adaha garsoorka ay muwaadin u soo xukumaan dhul lagu qabsaday oo isagu laeyahahay kadibna Shaqadu ay kusoo wareegto Ciidanka Booliiska gobolka Banaadir oo qeybta fulinta iyo wareejinta dhulkaasi laysku qabsado ay howshooda galaan in caqabad ay kala kulmaan saraakiil hubeesan oo ka tirsan ciidanka dowladda kuwaasi oo ishor istaag ku sameeya shaqada Booliiska taaso dhibaato ku ah shaqadooda.Cabashadaan kasoo yeertay Taliyaha qeybta Booliska Gobolka Banaadir ayaa kusoo aadaya xilli mararka qaar isku-dhacyo u dhaxeeya Ciidamada dowladda dhexdooda. Taliska Booliska Gobolka Banaadir oo cabasho ka ah Ciidamada hubeysan was last modified: January 11th, 2023 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Weerar dad lagu dhaawacay oo ka dhacay dalka Faransiiska next post Dagaal Muqdisho ku dhexmaray ilaalada Xildhibaan Yuuusuf Kabaale & Ciidamo kale. You may also like Akhriso:-Taliska ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo maanta billaaabay wejiga labaad ee dib-u-habaynta 23/06/2019 Dowladda Mareykanka oo baaq u dirtay madaxda maamul goboleedyada dalka 15/12/2021 Guddoomiye Cali jeyte oo Maamulka Galmudug uga digay inay farageliyaan Arrimaha degmada Matabaan 22/07/2022 Dhageyso: Warka Fiidnimo ee Idaacada wasan 19/11/2022 QM oo sheegtay in heerkii ugu sareeyay ay gaartay Abaarta kajirta Somalia 17/12/2021 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 22/09/2020 Golaha wasiirada Puntland oo yeelanaya Shir deg deg ah oo ku saabsan xaaladda Boocame 06/08/2022 Ra’iisul Wasaare Xamse oo Magacaabay Xubno Wasiiro ah 03/05/2023 Booliiska dalka Kenya oo dacwad lagu soo oogay 30/10/2022 Daawo {Video} HEES CUSUB OO TAABATEY LAABTA BULSHADA KGS OO LOO QAADEY DEGAANADOODA 12/12/2016 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.