Madaxweyne Lafta gareen oo bulshada degmada Waajid kala hadlay dib u furista wadooyinka ay xirteen Alshabaab written by Warsan Radio 06/06/2023 Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulamo la qaatay Odeyaasha, Dhalinyarada, Haweenka, iyo saraakiisha laamaha aminiga Degmada Waajid oo ka dhagaystay Baahiyaha ay qabaan iyo sida ay ugu Diyaar garooben ka qeybqadashada Dagaalka Alshabab lagaga soo horjeedo.Sidoo kale , Madaxweynaha Koofur Galbeed iyo qaybaha kala duwan bulshada degmada Waajid ayaa ka hadalaay sidii loo furi lahaa wadooyinka gobolka Bakool sanado badan u xeran Alshabaab.Madaxweynaha Koofur galbeed Cabdi casiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo looga hadlayay wejiga labaad dagaalka ka dhan ah Alshabaab ka waday gobolka Bakool , isaga oo la kulamy maamulka iyo bulshadaa degnmada Xudur . Madaxweyne Lafta gareen oo bulshada degmada Waajid kala hadlay dib u furista wadooyinka ay xirteen Alshabaab was last modified: June 6th, 2023 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso: Barnaamaijka Kulanka Warsan next post Wakiilo ka socda Beesha Caalamka oo Taageeray go’aannada shirkii Golaha Wadatashiga Qaran You may also like Guddoomiyaha Cusub ee Beledweyne oo tagay Magaaladaas 27/03/2024 Diiwaangelinta Musharrixiinta kuraasta Qaar ka mid ah Golaha Shacabka oo Maanta bilaabaneysa Muqdisho 13/12/2021 WhatsApp oo soo kordhisay adeeg cusub oo lacagaha la iskugu dirayo 17/06/2020 Dhageyso:-Caawa Trtanka oo ah Habeenkii 8daad waxaa Nasiib Uyeeshay iney Ka qeeb Qaataan Xaafadaha kala ah Towfiiq {A} Habara {B} WAA TARTAN XIISO LEH 24-5-2018 25/05/2018 Madaxweynaha Soomaaliya oo Maanta ku wajahan dalka Kenya 14/07/2022 Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmaya Madaxa Ururka Jaamacadda Carabta 26/07/2022 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 29/11/2018 Shariif Sheekh Axmed iyo Cali Guudlaawe oo Heshiis Beeleed kusoo Gaba-gabeeyay Sh/dhexe 14/08/2023 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 21/06/2021 Wasiirro ka tirsan Maamulka Hirshabeelle oo Xilalka loo kala wareejiyay 19/03/2024 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.