Gudoomiyaha Degmada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay C/laahi Cali Watiin oo wareysi Siyey Idalenews.com ayaa ka hadley wadooyink cusub oo la hergaliyey Qaar ka mid ah Wadooyinka Baydhabo isla markaana Maamulka iyo Hay’adaha DDG iyo Ilo ay isku kaashadeen.
April 2016
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso: Waa Sidee Xaaladaha Amni iyo Noolasha Dadka Degaanka Ee Degmada Tiyeeglow Ee Gobolka Bakool?
by Warsan Radio April 13, 2016Tiyeeglow(WNN)- Gudoomiyaha Degmada Tiyeeglow Ee gobolka Bakool Mr. Foodcadde oo Wareysi Gaar ah siyey Warbaahinta IdaleNews.com ayaa ka warbxinyey Xaaladahii ugu dambeeyey Ee Degmadaas. Gudoomiyaha ayaa sheegey in aminga Degmadu…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso Wareysi Xaalad Caafimaad Daro Ah Oo Laga Soo Sheegayo Degaanka Awdiinle Ee Gobolka Bay
by Warsan Radio April 13, 2016Awdiinle(WSR)- Gudoomiyaha Degaanka Awdiinle Ee Gobolka Bay C/laah Maxamed Cumar Oo Wareysi Gaar ah Siyey ayaa ka warbixiyey xaalada Degmadaasi isagoona Sheegey in xaalad Caafimaado daro ay jirto Degaankaas. Halkan…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:- Wararkii Caawa Ee Idaacada Warsanradio iyo Warbahinta Konfur Galbeed Soomaaliya>>
by Warsan Radio April 13, 2016warka Warsan Radio ee magaalada baydhabo, warka caawa Idaacada Warsan ay hawada idiin soo marineysa waaxaa kamid ah Sargaal Mareekan ah oo laguqabtay magaalada Baraawe ee gobolka shabeelaha hoose iyo…
-
WARARKII MAANTA
TOP NEWS Dhageyso:-Barnaamijka Ganacsiga Suqyada Magalada Maydhabo.
by Warsan Radio April 13, 2016Ganacsiga Magaalada Baydhabo maalintii waa mid aad u saraaya oo dadka qeybaha kala duwan ee suuqyada isaga kala goosha waxaana hada cadi noqdey habeenkii oo sidii awal Magaalada ahaan jirtey…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-Abwaan Tarish oo ku Soo Laabtay Magaalada Baydhabo Asigoo in Muda Ah Ku Sugnaa Degaanka Buurhakaba ,,
by Warsan Radio April 12, 2016Baydhabo–WSR— abwaan tarish oo ku soo laabtay magaalada baydhabo asigoo in muda ah ku sugnaa degaanka buurhakaba abwaanka oo ku edayey reer koonfur galbeed soomaaliya ay war ka haynin abwaanadiyo,,…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-Wararkii Duhurnimo ee Warbaahinta Warsan Radio iyo Warbaahinra Koonfur Galbeed Soomaliya ,
by Warsan Radio April 11, 2016Dbaydhabo WSR–wararkii duhurnimo ee warbaahinta warsan radio iyo warbaahinra koonfur galbeed soomaliya Waxaa idin akhriinayey wariye maxamed aadan wadani, Dhageyso:-Wararkii Duhurnimo ee Warbaahinta Warsan Radio iyo Warbaahinra Koonfur Galbeed Soomaliya…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-Roobab ka Da’ay Degaanada Gobalka Bay Gaar Ahaan Degaanka Goofgadud Shabeelow..
by Warsan Radio April 11, 2016Wararka naga soo gaaraya degaanka goofgadud shabeelow ee gobalka bay, ayaa sheegaya in ay halkaas roobab ka curteen. Deegaanada ay roobabku ka curteen ayaa la sheegaya in ay kamid yihiin…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-Barnaamijka ku lanka Radio Warsan iyo warbaahunta KGS, IYO CAWA,
by Warsan Radio April 11, 2016Barnaamijka ku lanka Radio Warsan iyo warbaahunta KGS BARNAAMIJKAAN AYAA TAABANAAYO MILABADAN DHEGAYSI WACAN KULANKA IYO CAAWA WILIBA WAXAA IDIN SOO GUDBIINAAYO ANIGOO OO AH CABDUQAADIR BARA MACALIN IYO FARSAMADII…
-
maqal iyo muqaalvideoWARARKII MAANTA
Daawo muqaalka Gobolka iyo Degmada Baydhabo Oo Maanta Dhagex Dhigey Wado Muhiim Ah
by Warsan Radio April 10, 2016Gudoomiyaha Gobolka Bay iyo kan Degmada Baydhabo ayaa manta siwadajir ah Udhagaxdhigay Wado Muhiim u ah Marinka Gaadiidka Xamuulka qaada. Midkamid ah wadooyinka mara magaalada Baydhabo oo lagu magacaabo wadada…