Gadoomiyaha deeganka goofgaduud shibeelow ee gobolka bay xusen wardheere aya waxa uu ka warbihiyey howlgalo ay ka sameeyen deegano hoos yimada deganka goof gaduud shabeelow ee gobolka bay wakan sida uu u haqiijiy radio warsan ee magalada baydhabo
Sidoo kele gadoomiyaha aya waxa uu sheegey in qorsha aha kan hiiga uuu yahay sidii ay isku furi lhayen wadooyinka hariiruya baydhabo iyo diirsor
Waxan in tasi uu ku darey in ay san howlgalkani ay san qeeb ka axeen ciidamad midowga afica ee amison waxa uu sheegey in ay iska kashaneyan howlgalka ciidamada dowlada fadaralka somliya iyo ciidamada booliska garka ah kgs
Deegano iyo degmooyinka ka tirsan gobolada bay iyo bakool iyo shabeelax hoose aya waxa ka socoda howlgalo lagu sifeyneyo harakada ali shabab hili uu amar uu ku bihiyey madaxaweynxa maamulka kgs mudane shariif Hassan sheikh adan uu sheegey in laga sifeeyo ali shabab deganada hada uu gacanta uu ku haayo
WAXA QOREY WARIYE FEYSAL DHAYOW XUSEN