Deganka GoofGaduud shabeelow ee Gobolka Bay OO shacabkii ay iskaga soo Barakceen waxana Mudooyinkii Denba ay ka jirtey Abaro ay sameen Ay ku reebta dadka iyo duunyada Gudoomiyah Deenganka Goof Gaduud Shabeelow ,Xuseen wardheere Xasan ayaa Waxaa UU ka Hadley Xalada adag ee Lasoo Darastey Shacabkii Ku noolaa Halkaasi.
Warihi wey Faaruqeen berihii wax kuma bixin shacbikiina mahaystaan wax ay cabana ma ay unan waxa ay danta ay ku qasbeysaa in ay soo Farujiyaan deeganada ay ku sogan yihiin Mana Aboodan in ay soo Racan Gari waxa ay dantu ay ku Qasbeysaa In ay ka soo luqeeyan Deeganada ay ku suganyihiin .
Feysal Dhayow Xuseen