{WARSANRADIO} Wararka inaga soo gaaraya Degaanka Goof-gaduud Buurey oo Katirsan Gobolka Baay ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacey Dagaal culus.
Dagaalkan ayaa waxa uu u dhaxeeyaa Ciidamada Militiriga Qeybta 6aad Kuwa Booliska Gaarka ah ee Koonfur Galbeed iyo Dagaalyahano ka tirsan iyo Ururka Al Shabaab.oo sooweeraray halkss
Dagaalkaasi ayaa Waxaa o Dhaliyay Qasaaro iskugu jiraan dhimasho iyo dhaawac uu soo gaarey labada dhinac oo isu adeegsanaayey hubka noocyadiisa kala duwan Sida uu idaacada warsan u xaqiijiyey sarakiil katirsan degaanka goof-gaduud.
Taliyaha saldhiga degaanka goof-gaduud buurey maxamed abuukar mursal (tima jilac) Ayaa Waxaa U Kahadley Dagaalkaasi Iyo Qasaaraha Uu Dhaliyey Sidoo Kale taliyaha Ayaa waxaa Uu Sheegey In ay ogeesten qasaro iskuugu jira Dhimasko iyo Hub kala Waregeen Ururka Al Shabaab Kuwii Weerarka Ku so qaadey degaankaasi.
2016
-
{WARSANRADIO} Waraka Caawa ee Idacada Warsan waxaad kaheleeysaa Xaalada Goofgaduduud oo naaan kawareesanay taliyaha qeebta 60 naad ibraahim yaraw waxaana idin soogaarsiinidoonta shukri {bidhaan} DHAGEEYSO;-Warka Caawa ee idaacada Warsan Baydhabo…
-
WARARKA MAANTA
AKHRISO:-SHQO JOOJIN AYSAKA SAMEEYEEN DIYAARADAHA GAROONKA Muqdisho
by Warsan Radio December 8, 2016WARSANRADIO} Duulimaadyadii saaka ka bixi lahaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ayaa hakad ku yimid, kaddib markii shaqo joojin ay sameeyeen shirkadaha diyaaradaha ee isugu jira kuwa gudaha iyo dibadaba. Shaqo…
-
WARARKA MAANTA
AKHRISO:-Barnaamij Wasiirada Jubbaland ku soo bandhigen waxqabadkooda oo lagu soo gaba gabeeyay Kismaayo
by Warsan Radio December 7, 2016{WARSANRADIO} Waxaa magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland lagu soo gabagabeeyay barnaamij loogu magac daray Bandhigii Todobaadka ee Jubbaland iyo Dadkeeda. Barnaamijka Bandhigii Todobaadka ee Jubbaland iyo Dadkeeda oo magaalada…
-
{WARSANRADIO}Warka Habeenimo ee idaacada Warsan Warka caawa waxaa idin soogaarsiinaysa Shukri Ismaaciil Shukri Bidhaan dhageeysi wanaagsan
-
WARARKA MAANTA
DHAGEEYSO:-Aragtida Dadweynaha Sida ay U Arkaan Dhalinyarada Cusub Ee Ku Soo Biirtay Baalmadaanka wax yaabaha ay ku soo kordhinkaraan dowlada
by Warsan Radio December 7, 2016{WARSANRADIO}Aragtida Dadweynaha Sida ay U Arkaan Dhalinyarada Cusub Ee Ku Soo Biirtay Baalmadaanka wax yaabaha ay ku soo kordhinkaraan dowlada DHAGEEYSO:-Aragtida Dadweynaha Sida ay U Arkaan Dhalinyarada Cusub Ee Ku…
-
WARARKA MAANTA
AKHRISO:-Masar oo xirtay dhaqaatiir ka ganacsada xubnaha jirka
by Warsan Radio December 7, 2016Masuuliyiinta Masar ayaa xiray dhaqaatiir, kalkaaliyayaal caafimaad iyo macalimiin looga shakisan yahay inay ku lug lahaayeen ka ganacsiga xubnaha jirka bini’aadanka oo caalami ah. 25 qof ee la xiray maanta…
-
WARARKA MAANTA
DHAGEEYSO:-AKHRISO:-Wareysi Gudoomiyaha Gudiga Doorashoyinka Dadban K G S Maxamed abdulahi mursal
by Warsan Radio December 7, 2016{WARSANRADIO}Waxaa soo gabagaboowday doorasadii aqalka hoose ee ka socotay magaalada Baydhabo taasoo lagu doortay 69 kursi oo aqalka hoose ah iyo 8 kursi oo aqalka sare ah kuawaasoo u matali…
-
WARARKA MAANTA
DHAGEEYSO:-Barbaamijka Kulanka Warsan ooCaawa Wareysiya Xasaasi ah ayku jiraan
by Warsan Radio December 6, 2016{WARSANRADIO}Wareeysiyada waxaa kamid ah Qarax lalaeegtay Sooqa qodaarta Degmada Buur Hakaba sidookale waxaad kaloo kujira Godoomiyaha Doorashada oo ku dhawaaqay inay dhamaatay doorashada iyo waxyaabakale oo fara badan caawa waxaa…
-
Warka haben ee idaacada warsan oo aad ka dhageeysaneeysaan magaaaala madaxda Gobalka baay ayaa caawa waxaa idin soo gaarsiini doonta shukri ismaaciil shukri bidhaan dhageeysi wanaagsan DHAGEEYSO:-Warka Habeen ee Idaacada…

