sheekh nuur abiikar qaasim oo ah aqoonyahan kasoo jeeda koonfur galbeed gaar ahaan magaalada afgooye ayaa wareeysi dheer siiyey wadninews24.com iyo radio warsan baydhabo wuxuuna kawarbixiyey wax yaalo badan reer arlaathi wax qabad uleh dhagaysi wanaagsan oo wacan
2016
-
WARARKA MAANTA
General Diini oo nasiib-darro ku tilmaamay in ciidan shisheeye lagu tashado
by Warsan Radio December 2, 2016General C/qaadir Sheekh Cali Diini, Wasiirka Difaaca Somaliya, ayaa nasiib-darro ku tilmaamay in ciidan shisheeye lagu aamino inay xaqiijiyan nabadgelyadii dalka. Wasiirka Difaaca Somaliya oo Arbacadii gaaray Magaalada Kismaayo, ayaa…
-
Halkaan ka Dhageeyso Kulanka Warsan ee Warsan Radio Baydhabo
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso+Sawiro:- Beesha Tuni oo shir Jaraa`iid ku qabatay Magaalda Baydhabo
by Warsan Radio December 1, 2016Suldaano,Nabadoono,Aqoonyahano, iyo dhalinyaro ka tirsan beesha tunni oo ku sugan magaalada baydhabo ayaa taageeray xildhibaanada cusub oo beesha dhowaan ay ku dooratay magaalada Baydhabo. waxay beesha warkan taageerada ah ka…
-
WARARKA MAANTA
Daawo Sawiro: Ciidanka Booliiska Somalia oo Maanta Bandhig ku Sameeyay Akadeemiyadda tababarrada Booliiska Magaalada Muqdisho
by Warsan Radio December 1, 2016Taliyaha Booliiska Somalia iyo Xubno ka tirsan Xukuumadda Federaalka, ayaa maanta ka Qayb-galay Bandhig ay Sameeyaan Ciidamada booliiska Somalia, kaasoo lagu qabtay Akadeemiyadda tababarrada Booliiska Soomaaliya. Bandhiggan booliisku sameeyeen ayaa…
-
Halkaan Ka Dhageyso Warka Habeen ee Warsan Radio Baydhabo
-
WARARKA MAANTA
Aqriso warbixin:- Magaalada Baydhabo oo Maanta lagu Doortay Kursi ay Haween keliya ku Tartamayeen
by Warsan Radio December 1, 2016Kursigii ugu dambeeyay ee beesha Laysan ayaa ahaa kursi uu horey usoo hayay Alla ha u naxariiistee Marxuum Maxamed Ibraahim Xaabsade waxaana ku fariistay markii uu dhintay wiilkiisa Cabdiwali Maxamed…
-
Halkan ka Dhageyso Kulanka Warsan ee Warsan radio Baydhabo
-
WARARKA MAANTA
Donald Trump oo ka hadlay wiilkii Somaliga ee weeraray Jaamacadda Ohio
by Warsan Radio November 30, 2016Donald Trump, Madaxweynaha la doortay ee dalka Mareykanka, ayaa markii ugu horeysay ka hadlay weerarkii uu C/risaaq Cali Cartan ku qaaday Jaamacadda Ohio ee Magaalada Columbus, maalintii Isniinta. Madaxweynaha la…
-
WARARKA MAANTA
Dawo Sawirada:- Tarankii Ugu adkaa ee Doorshada Aqalka Hoose oo Manta Baydhabo ka dhacay
by Warsan Radio November 30, 2016Tan iyo markii Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ay bilaabatay Doorashooyinka dadban ee Aqalka Hoose Baarlamaanka Federalka Soomaliya ayaa Maanta waxaa dhacay Tartankii Ugu adkaa kaa soo ay ku tartamayen Musharaxiin…

