Halka Hoose Kadhageyso Warka Habeen Ee Idaacada Warsanradio 09-10-2016
2016
-
FaalooyinkaWARARKII MAANTA
Aqriso:Madaxii hore ee Qaybta Baasaboorada oo hada loo magacaabey qaybta Airportka
by ATEERA October 9, 2016Baydhabo(WRB)Taliyaha Hogaanka Iyo Jinsiyadaha Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya Ayaa Maanta Magacaabey Madax Airporka Magaalada Baydhabo Cumar Hagi Oo Ahaa Madaxa Imagareeshanka degmada baydhabo ayaana Loo Magacaabey Halkaan Hoose Ka Aqriso.…
-
WARARKII MAANTA
DEG DEG+AQRISO: DOWLADA KGS OO MAANTA SOO BANDHIGTEY LIISKA MUSHARAXIINTA U TARTAMEYSA AQALKA SARE
by ATEERA October 9, 2016Baydhabo(WRB)- Dowlada Koonfur Galbeed Soomaliya ayaa maanta Soo Bandhigtey Liiska Musharaxiinta U Tartamayso Aqalka Sare Ee 2016. DEG DEG+AQRISO: DOWLADA KGS OO MAANTA SOO BANDHIGTEY LIISKA MUSHARAXIINTA U TARTAMEYSA AQALKA…
-
Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in Magaalada laga Maqlaayo Raasaas goos goos ah oo ku dhaceysa Koonfurta iyo Waqooyiga Magaalada…
-
WARARKII MAANTA
DHAGEYSO: Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo fariin u diray ciidanka dowladda
by ATEERA October 9, 2016Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan oo la hadlay warbaahinta ayaa ugu baaqay ciidanka maamulka Koonfur Galbeed in ay ilaaliyaan sharafta iyo nidaamka shacabka kunool deegaanada maamulka Koonfur…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:Maamulka KGS Oo Kahadley Howlgaladii Ugu Dembeysay Oo Laga Faliyey Degaanadaan Kg
by ATEERA October 9, 2016Baydhabo(WRB)Wasiirka Hubkadhaigista Dhaqancelinta Towbarada Iyo Maleeshyaadka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaliya Xasan Xuseen Maxamed Eley Ayaa Waxaa Uu Kahadley Howlgaladii Ugu Dembeesey Ee Ciidamada Booliska Gaarka Ah Ee Koonfur Galbeed…
-
WARARKII MAANTA
Ruushka oo si cad ah ugu diiday qaraarka nabadda ee Suuriya
by ATEERA October 9, 2016Ruushka ayaa waxa uu codka diidmada qayaxan ee Veto ku diiday qaraarka Qaramada Midoobeey ee lagu dalbanayo in la joojiyo duqeynta magaalada Go’doonsan ee Xalab. Go’aanka Ruushka ayaa daba socda…
-
Saraakiisha Qaramada Midoobeey ee ku sugan Yaman waxa ay sheegayaan in in ka badan 140 qof ay ku dhinteen duqeyntii shalay ka dhacday Sanca. Duqeynta oo lagu eedeynayo isbeheysiga Sucuudiga…
-
Musharaxa madaxtinimada ee xisbiga Jamhuuriga ee dalka Mareykanka Donald Trump ayaa raalligelin ka bixiyay hadal anshax xumo ah oo uu ka sheegay dumarka, kaddib markii ay soo baxday cajalad muuqaal…
-
WARARKII MAANTA
DHAGEYSO:M/weynaha koonfur galbeed shariif xasan ayaa xariga ka jarey xarunta cusub ee ciidamada booliska gaarka ah ee koonfur galbeed
by ATEERA October 8, 2016Shariif xasan sheikh aadan madaxweynaha dowlada koonfur galbeed,wasiiro,xildhibaano,taliyaasha ciidamada amisom iyo kuwa soomaalida,madaxda maamulada gobalka iyo degmada ayaa ka qeyb galey munaasabad xariga looga jareyey xarun cusub oo loo dhisey…

