Istanbul(WRB)Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa khudbad ka jeediyay in kabadan hal milyan oo qof oo isugu soo baxay magaalada Istaanbuul si ay cambaareeyaan inqilaabkii milatari ee fashilmay bisii hore.
Si loo muujiyo midnimada dalkaasi ayaa madaxweyne Erdogan waxaa garab taaganaa hoggaamiyeyaasha labada xisbi ee ugu waaweyn mucaaradka dalkaasi iyo madaxa ciidamada qalabka sida.
Madaxweynaha ayaa dad tiro badan oo lulaya calanka dalkaasi waxa uu u sheegay in uu dib u soo celin doono xukunkii dilka ahaa ee 1984-kii laga mamnuucay dalkaasi, waa haddii buu yiri baaralamanka uu arrintaasi ansixiyo.
Jarmalka ayaa Turkiga uga digay arrintaasi, isaga oo sheegay in haddii sharcigaasi la sooc eliyo ay arrintaasi soo afjarayso rajada Turkiga uu ka qabo in uu ku biro midowga Yurub.
Madaxweyne Erdogan ayaa khudbaddiisa ku sheegay in dalka laga nadiifin doono taageerayaasha wadaadka Fatxulah Gulen ee fadhigiisu yahay mareykanka. Wadaadkan ayaa dhowr jeer ooh ore beeniyay in uu soo abaabulay inqilaabkaasi milatari.
2016
-
WARARKII MAANTA
Deg-Deg Deegaanka Khaatumo Waa la Iibiyey Buuhoodle Waxay Gashay Gacanta Somaliland!!!!
by ATEERA August 8, 2016Buuhoodle(WRB)Sida Muuqata Magaalada Buuhoodle iyo Guud ahaan Deegaanka Khaatumo State ayaa Gacanta u Gali Doona Cadow Guun ah oo Mudo Ku Taamayey inuu Maalin uun uu Gacanta ku Dhigo kadib…
-
WARARKII MAANTA
Wasiir Nuux Ayaa Ka Badbaadey Qaraxii xalay ka dhacay wadada shaqaalaha Ee Muqdisho
by ATEERA August 8, 2016Muqdisho(WRB)Wasiirka Dhallinyarada iyo Cayaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Xasan Nuux oo la hadlay VOA ayaa sheegay in aysan wax dhibaato ah ka soo gaarin Qarax xalay ka dhacay Banaanka Carwo…
-
WARARKII MAANTA
Dowlada Mareykanka Oo Markale Kahadashey Doorashada Dalka somaliya
by ATEERA August 8, 2016Mareykanka(WRB)Wasaarada arimaha dibada dowladda mareykanka ayaa markale sheegtay in ay taageereyso Doorashada sanadkan la filayo in ay dalka ka dhacdo. War ka soo baxay xafiiska xoghaya wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka…
-
Muqdisho(WRB)Waxaa Caawa Qarax loo adeegsaday Gaari Walxaha Qarxa lagu soo xiray uu ka dhacay meel u dhow Maqaaxi ku taala wadada Maka Al-mukarama. Qaraxan ayaa la sheegay in uu geystay…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Shir maanta Beydhabo lagu soo gaba gabeeyay Shirkii looga hadlayay tayeynta Dowladaha Hoose ee maamul goboleedyada dalka oo magaalada Beydhabo ka socday ayaa maanta la soo gaba gabeeyay.
by Warsan Radio August 7, 2016Shir maanta Beydhabo lagu soo gaba gabeeyay Shirkii looga hadlayay tayeynta Dowladaha Hoose ee maamul goboleedyada dalka oo magaalada Beydhabo ka socday ayaa maanta la soo gaba gabeeyay. Shirkani ayaa…
-
ganacasigaWARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
DHAGEYSO:-XARUUNTA XUBINTA GANACSIGA MAGAALDA BAYDHABO WAYRIYE DHAAYOW,
by Warsan Radio August 7, 2016Baydhabo(WSR) Marka aad tagto Goobaha ganacsiga ee magaalada Baydhabo oo laga dareemayo dhaq dhaqaaq Ganacsi oo ka wanaagsan bilihii la soo dhaafay.Hadaba mar aan wax ka waydiinay shaqsiyaad kuleh goobo…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso jadwalka Doorashada Lagu Wado inay Sanadkaan Dalka ka Dhacdo
by Warsan Radio August 6, 2016Xili Magaalada Muqdisho ay wali ku shirsan yihiin Madaxda dowlada soomaliya iyo kuwa Maamulka Goboleedyada dalka ka jira ayaa hadana waxaa soo baxaya in dib loo dhigay doorashada soomaliya ka…
-
maqal iyo muqaalvideoWARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
Daawo Vdeio AMISOM oo ku baaqday in Taageero Caalami ah Loo Fidiyo Ciidamada Xoogga Soomaaliyeed.
by Warsan Radio August 6, 2016Shir mudo 5 maalin ah ugu socday magaalada Muqdisho Taliyayaasha Amisom ayay isku raaceen in kor loo qaado wadashaqaynta AMISOM iyo Ciidamada Xoogga dalka soomaliyeed iyo in latayeeyo howl galada…
-
WARARKII MAANTA
DEG DEG: AL-SHABAAB OO MAR KALE XALEY DUQEYSAY MAGAALADA BAYDHABO
by ATEERA August 6, 2016Baydhabo(WRB)Ciidamo ka tirsan Maleeshiyada Mayalka adag Ee Soomaalida ah Ee Alshabaab ayaa xalay mar kale waxa duqeymo ka geysteen xaafado ka mid ah Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay. Wararka…
