degmada C/casiis(WRB)Waxaa xalay degmada Degmada C/casiis ee gobolka Banaadir lagu qabtay Gaari ay ku xiran yihiin Walxaha Qarxa.
Gaariga ay ku xirnaayeen Walxaha Qarxa ayaa nuuciisa waxaa lagu sheegay Kaarib Qalin ah, waxaana ciidanka NISA ay ku guuleysteen in Gaariga ay ka furaan Qaraxyadii ku xirnaa.
Afhayeenka maamulka gobolka Banaadir C/fataax Cumar Xalane oo wareysi siiyay Idaacadda Risaala ayaa waxa uu sheegay in Gaariga lagu qabtay degmada C/casiis sidoo kalane ciidanka NISA ay horey u ogaayeen xogta Gaarigan.
Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa waxa ay Gaareen goobta Gaariga lagu qabtay waxaana ay halkaasi ka sameeyeen Howlgallo amniga lagu xaqiijinayo.
Gaarigan xalay lagu qabtay degmada C/casiis ayaa ku soo aadaya xilli xalay Gaari Walxaha Qarxa lagu soo xiray uu ku Qarxay Isgoyska Dabka, kaas oo geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.
2016
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Taliska Guud Ee Ciidamada Booliska Gaarka Ah Ee Koonfur Galbeed Somaliya
by Warsan Radio August 1, 2016Taliska Guud Ee Ciidamada Booliska Gaarka Ah Ee Koonfur Galbeed Somaliya Ayaa Waxaa Uu Kahadley In ay Waxkaqaban Donaan Isbaarooyinka Iyo Dhibaatada Qaar Ee Lakunma Shacabka Ku Safara Wadada Udhaxeyso…
-
ARIMAHA BULSHADAkulanka warsanWARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
Maamulka Degmada Hudur Ayaa Kormeero Kumarayaa Deganadii Dhawaan Laga Saarey Urarka Al Shabaab
by Warsan Radio August 1, 2016Maamulka Degmada Hudur Ayaa Kormeero Kumarayaa Deganadii Dhawaan Laga Saarey Urarka Al Shabaab Ciidamada Kusugan Degmada Hudur Ee Xarunta Gobolka Bakool Iyo Degnada Hoostaga Degmadaasi Ayaa Waxaa Wali Ay Sidawaan…
-
At least two people have been killed, and many more others wounded in a powerful explosion in north of the conflict-riddled Somali capital, Mogadishu on Sunday. The incident occurred at…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Maamulka Degmada Tiyeeglow Oo Wada Sidii dib ay U celin Lahayeen Shacabkii Dhawaan Kasoo Cararey
by Warsan Radio August 1, 2016Maamulka Degmada Tiyeeglow Oo Wada Sidii dib ay U celin Lahayeen Shacabkii Dhawaan Kasoo Cararey Deganadii Lawaregey Urarka Al Shabaab Iyo Deganadii Ciidamada Lawaregey Kadib Markii Dhawaan Ciidamo Katirsan Dowlada…
-
ARIMAHA BULSHADAcodadkakulanka warsanmay kocusubWARARKA MAANTAWARARKII MAANTAWARAYSIYAASHA
Dhagays Doodwanaag Loogu Digeya Joojinta Dagaal Ka Dhaca Deegaanada Koonturgalbeed,
by Warsan Radio July 31, 2016Ka dib markii dagaal u dhexeeya beelaha dega koonfurgalbeed soomaaliya uu ka dhacay deegaano hoos taga degmada baydhabo ayaa waxaa soo baxaya baaqyo ku aadan joojinta dagaaladaasi. Warbaahinta koonfurgalbeed ayaa…
-
Faalooyinkakulanka warsanWARARKA MAANTAWARAYSIYAASHA
Dhageyso Wareysi Dr Sheekhnuur Oo Ka Hadlay mooshinka Laga Gudbiyay Gudoonka Baarlamaanka KG iyo Arimo Xasaasi Ah.
by Warsan Radio July 31, 2016Sheekhnuur Abukar qaasim waxaa uu ka mid yahay waxgaradka ka soo jeeda gobolada koonfurgalbeed ee Soomaaliya waxaana uu ka hadlay moooshinka laga soo gudbiyey gudoomiyaha baarlamaanka Koonfurgalbeed soomaaliya. Sheekh nuur…
-
ARIMAHA BULSHADAwaraki radioWARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
Dhageyso Warka Habeenimo Afka Maayga Ee Radio Warsan Magaalada Baydhabo.
by Warsan Radio July 31, 2016Warka idaacada warsan ee magaalada baydhabo ayaa waxaa ku dhageysaneysa wararkii ugu dambeeyay ee dalka iyo dibada Warka duhurka ee idaacada warsan waxaa idinla socodsiineysa Shikri Bidhaan Warkan waxay u…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Daawo: Xildhibaano Ka Tirsan Koonfur Galbeed Somaliya Oo Mooshin Ka Keenay Gudoomiyaha BKGS+ Xiisado Cusub
by Warsan Radio July 30, 2016Waxaa soo shaac baxaya inuu taagan yahay khilaaf Huursanaa oo u dhexeeya Gudoomiyaha iyo Mudanayaasha Baarlamanka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Haddaba xildhibaano ay tiradoodu kor u dhaafayso 32 mudanayaal ayaa Magaalada…
-
ARIMAHA BULSHADAmay kocusubwaraki radioWARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
Dhageyso: Barnaamijka Qosol Badan Hindi Afmay Lagu Turjumey iyo Riwaayad.
by Warsan Radio July 30, 2016Waa barnaamijkii (may koo usub) maxaa kaa cusub ee ka baxa idaacada warsan ee magaalada Baydhabo waxaadna aad ku dhegeysaneysa riwaayado, filim hindi ah oo af maay loo turjumay iyo…
