warka Warsan Radio ee magaalada baydhabo, warka caawa Idaacada Warsan ay hawada idiin soo marineysa waaxaa kamid waraka calimka ah iyo gudahaba wareysiyaasha iyo dhacadooyinka warka cawa waxaa idinla socosiinaysay shukri cismaacil shukri bidhaan
2016
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-Maamulka Buur Hakaba Oo Ka Hadley Amaanka Degmada Xili falal Amni Daro ay Ka Dhacayeen Degmada Buurhakaba ,
by Warsan Radio May 10, 2016Maamulka Buur Hakaba Oo Ka Hadley Amaanka Degmada Xili Falal Amni Daro ay Ka Dhacayeen Degmada Buurhakaba Wareysigaan oo aanu la yeelanay Gudoomiyaha degmada buurhakaba maxamed Cabdi maxamed gudoomiyaha codka…
-
WARARKII MAANTA
MADOONAYSAA INAD BARTO FURAYAASHA JANNADA Muxaadaro Sheekh Abdulbasid Shekh Ibraahim Maylow (VIDEO)
by Warsan Radio May 9, 2016MADOONAYSAA INAD BARTO FURAYAASHA JANNADA Muxaadaro Sheekh Abdulbasid Shekh Ibraahim Maylow (VIDEO) MADOONAYSAA INAD BARTO FURAYAASHA JANNADA Muxaadaro Sheekh Abdulbasid Shekh Ibraahim Maylow (VIDEO) was last modified: May 9th, 2016…
-
English news
Four people killed in fighting between Southwest forces and Al-Shabaab, officials say
by Warsan Radio May 9, 2016Four people including Somali soldiers and Al-Shabaab fighters were killed Saturday in heavy clashes in the outskirt of Qasahdhere town following operations carried out by Somali forces local authorities said…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso isu Duwaha Ridaha Hawenka Gobolka Bakool oo Ka Hadashey Gilaaf Ka Taagan Doorashada Hogaanka Hawee>>
by Warsan Radio May 9, 2016Bakool–WSR– isu Duwaha Ridaha Hawenka Gobolka Bakool oo Ka Hadashey Qilaaf Ka Taagan Doorashada Hogaanka Hawee ee gobalka bagool haweenka gobalka bakool ayaa waxay aya ku baaqeen dadaka qalalaasaha ka…
-
waraki radioWARARKII MAANTA
Dhageyso:-Wararkii Habeenimo ee Radio Warsan Magaalda Baydhabo Xaruunta Gobalka Bay,
by Warsan Radio May 9, 2016warka Warsan Radio ee magaalada baydhabo, warka caawa Idaacada Warsan ay hawada idiin soo marineysa waaxaa kamid ah Sargaal Mareekan ah oo laguqabtay magaalada Baraawe ee gobolka shabeelaha hoose iyo…
-
WARARKII MAANTAWARAYSIYAASHA
dhageyso:- Wareysi Xasaasi Ah Wowlgalo Ciidanka Daraawishta koonfur Galbeed Soomaaliya ee Sa Sameeyen Aga Gaarka Magaalada Xudur>>
by Warsan Radio May 9, 2016Wareysi Xasaasi Ah Wowlgalo Ciidanka Daraawishta koonfur Galbeed Soomaaliya ee Sa Sameeyen Aga Gaarka Magaalada Xudur>> oo khasaaro ka dhashey labadii dhinacyadii ku degaalamay masquulkaan ayaa sheegay inay tooloowyin badan…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:- Wareysi Dagaal Khasaaro Geystey oo Ka Dhacay Deegaanka Buulo Xaawo iyo Degmada Bardaale,
by Warsan Radio May 8, 2016dagaal khasaaro geystey oo ka dhacay deegaanka buulo xaawo iyo degmada bardaale, Wararka ka imaanaya degmada Bardaale ee gobolka Bay iyo deegaanka buulo xaawo ayaa waxa ay sheegayaan in ciidamo…
-
WARARKII MAANTA
DHAGEYSO. RADIO WARSAN IYO WADANINEWS24 OO FALANQEYN KA SAMEEYNEY IN REER KOONFUR GALBEED MAR KALE RABAAN GODOOMIYAHA BAARLAMAANKA SOOMAALIYA
by Warsan Radio May 8, 2016waxaa la isla dhex maraya beriyahan in dad aqoonyahano ah kasoo jeeda koonfur galbeed soomaliya ay usharaxanyihiin godoomiyaha baarlamaanka soomaaliya labadaas oo kala ah FARKEETI oo ah wasiirka maaliyada dowlada…
-
WARARKII MAANTA
Wargalin:Sharuudaha Laga Rabo Dadka Doonaya Inay Ka Qiib Galaan Imtixaanka Gorsooriyaasha Heerka Dowlad Goboleedka KGS.
by Warsan Radio May 8, 2016-Makamadda sare Ee Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxay maanta Soo bandhigtey Sharuudaha laga rabo dadka doonaya inay ka qiib galaan Imtixaanka Gorsooriyaasha heerka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Inuu…