Gollaha Wasiirada Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa warbixino ka dhageysteen Gudiga gurmudka abaaraha Ee Koonfur Galbeed Soomaaliya oo maalmihii la soo dhaafey sahan u jirey Degmoyinka Xudur iyo Ceelberde Ee Gobolka Bakool.
Gudiga ayaa waxay Sheegeen in xaalad bini’aadanimo oo liita ay ka jirto Gobolkaas isla markaana waxay xuseen in loo baahan in wax laga qabto dadka abaarta saameysey Ee Gobolkaas.
Ku simaha Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya ahna wasiirka Beeraha iyo Waraabka Maxamed Xasan Fiqi oo warbaahinta la hadley ayaa sheegey in ay sidoo kale ay magacaaween Xubno Cusub oo sahan ku tagaya Gobolka Shabelle Hoose .
Abaarta ku dhufatey Koonfur Galbeed ayaa waxay Xoolo dhaqato badan dhafisay Xoolihii ay dhaqan jireen, kuwaasoo iminka soo buux dhaafiyey Magaalooyinka isla markaaana abaarta iyo Biyo la’aanta waxa barbar socoda Cudurka Shuban biyoodka oo ka dilaacey Qiibo ka mid ah Gobolkada KGS.
January 28, 2017
-
WARARKA MAANTA
DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN EE WARSAN RADIO IYO WARBAAHINRA KGS,BAYDHABO
by Warsan Radio January 28, 2017Barnaamijka Kulanka Warsan Ee Warsan Radio iyo warbaahinra koonfur galbeed soomaaliya Baydhabo Janaay Barnaamijka Kulanka Warsan Caawa Waxaa Soo Saarey Wariye Siidcali Muuse Maxamed (Ateera) Waxaa Soo Jeedin Donaan Wariye…
-
maqal iyo muqaalWARARKA MAANTA
Daawo Video Shir maanta ay iskugu yimaadeen maamuka gobalka bay iyo gudiga danwadaag oo ka dhacay baydhabo
by Warsan Radio January 28, 2017Daawo Video Shir maanta ay iskugu yimaadeen maamuka gobalka bay iyo gudiga danwadaag oo ka dhacay baydhabo HOOS KA DAAWO MUQAALKA https://www.youtube.com/watch?v=DNsNAFhn23U&feature=youtu.be Daawo Video Shir maanta ay iskugu yimaadeen maamuka…
-
WARARKA MAANTA
Dhageys:-Shirkada Korontada Beeko ayaa Deeq Ay Gaarsiisey Kaamka Iyo Isbitaalada Baydhabo
by Warsan Radio January 28, 2017Shirkada Korantada Beko Ee Maglada Baydhabo Ayaa Mnta waxa ay Deeq ay Gaarsiisey qarka Mid ah Kamamka Iyo Isbitaalada ku yaala Baydhabo ay Gaarsiyeen Biyo Daawo Iyo Joodaroooyin maamulha Shirkada…
-
may kocusubWARARKA MAANTA
DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA MAY KOOCUSUB WARABINTA RADIO WARSAN XARUUNTIISA MAGAALADA BAYDHABO,,
by Warsan Radio January 28, 2017BAYDHABO– WNN– Barnaamijka May koocusub Warabinta Radio Warsan Xaruuntiisa Magaalada Baydhabo Barnaamijka aad iyo aad ayaad uga bagankartaan dhageysi wacan,, DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA MAY KOOCUSUB WARABINTA RADIO WARSAN XARUUNTIISA MAGAALADA BAYDHABO,, was…
-
WARARKA MAANTA
DHAGEYSO WARSAN IYO WADANINEWS24 SOO BANDHIGEY SABABAHA KEENEY ABAARAHA
by Warsan Radio January 28, 2017halkan waxaan idinku soo gudbinaynaa maxaa keenay abaraha oo af maay maay ah waxaana soo baaray sababaha keeney warsan radio iyo wadaninews24.com dhagaysi wanagsan oo wacan DHAGEYSO WARSAN IYO WADANINEWS24…

