ahmadey ibdow eething waa aqoonyahan reer koonfur galbeed ah wuxuuna kunoolyahay qurbaha wuxuu kawaramayaa sida ugu wanaagsan looga qeyb qaadan karo taakuleynta dadka abaaraha kuhabsatay ee reer koonfur galbeed, wuxuuna wareysi siiyey warsan iyo wadaninews24.com dhagaysi wanaagsan wareysigii sidan ayuu u dhacay
January 2017
-
WARARKA MAANTA
Daawo Video WAA HEESii LOOGU DABAAL DEGAYO QORISTA AF SOMALIGA RASMIGA A ELIF Yuusuf Hoosow
by Warsan Radio January 10, 2017WAA HEESii LOOGU DABAAL DEGAYO QORISTA AF SOMALIGA RASMIGA AH ELIF Yuusuf Hoosow Ereya laxan iyo codba wa aniga. Music by obogida band. HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO Daawo…
-
WARARKA MAANTA
DHAGEYSO:- WARKA HABEEN EE WARSAN RADIO IYO WARBAAHINTA KGS,
by Warsan Radio January 10, 2017WARKA HABEEN EE WARSAN RADIO IYO WARBAAHINTA KOONFUR GALBEED SOOMAALIYA OO IDINKAGA IMAANAYEY MAGAALDA BAYDHABO, DHAGEYSO:- WARKA HABEEN EE WARSAN RADIO IYO WARBAAHINTA KGS, was last modified: January 10th, 2017…
-
WARARKA MAANTA
AKHRISO:-War Saxaafadeed lagaga hadlayo mooshinka oo ka soobaxay Madaxtooyada Galmudug
by Warsan Radio January 10, 2017{WARSANRADIO} Madaxtooyada Galmudug ayaa warkan ka soo saartay kulan maanta ka dhacay magaalada Cadaado kaasoo looga hadlay go’aankii ka soo baxay Baarlamaanka Galmudug. Qoraalkan ayaa waxaa lagu sheegay in ay…
-
WARARKA MAANTA
DHAGEYSO: Waribixintii Doorashada Gudoonka BDF Somaliya 9=1-2017
by Warsan Radio January 10, 2017Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta soo gaba gabeeyay Dhageysiga khudbadaha Musharaxiinta u taagan Qabashada xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka, Gudoomiye ku xigeenka kowaad iyo sidoo kale Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka…
-
WARARKA MAANTA
DAAWO: Video 101 Qof Tahriibayaal Somaali ah oo ciidamada Suudaan Xabsi ku Xaabiyey
by Warsan Radio January 10, 2017Ayadoo dalka suudaan marin u tahay boqolaalka kun ay bil waliba ka gudba kuwaasi kuwajahan dalka Liibiya si halkaas dooman oga racaan kuna wajahan qaarada yurub ayaa haatan waxa ciidamada…
-
kulanka warsanWARARKA MAANTA
DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN EE WARSAN RADIO IYO WARBAAHINRA KGS,BAYDHABO
by Warsan Radio January 10, 2017Barnaamijka Kulanka Warsan Ee Warsan Radio iyo warbaahinra koonfur galbeed soomaaliya Baydhabo Janaay Barnaamijka Kulanka Warsan Caawa Waxaa Soo Saarey Wariye Siidcali Muuse Maxamed (Ateera) Waxaa Soo Jeedin Donaan Wariye…
-
WARARKA MAANTA
DHAGEYSO:- WARKA HABEEN EE WARSAN RADIO IYO WARBAAHINTA KGS,
by Warsan Radio January 9, 2017WARKA HABEEN EE WARSAN RADIO IYO WARBAAHINTA KOONFUR GALBEED SOOMAALIYA OO IDINKAGA IMAANAYEY MAGAALDA BAYDHABO, DHAGEYSO:- WARKA HABEEN EE WARSAN RADIO IYO WARBAAHINTA KGS, was last modified: January 9th, 2017…
-
WARARKA MAANTA
DHAGEYSO: Khudbadaha Musharaxiinta Guddoonka Baarlamaanka
by Warsan Radio January 9, 2017Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta soo gaba gabeeyay Dhageysiga khudbadaha Musharaxiinta u taagan Qabashada xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka, Gudoomiye ku xigeenka kowaad iyo sidoo kale Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka…
-
WARARKA MAANTA
DHAGEYSO: XILDHIBAAN C/FATAAX GEESEY OO KA DALBADAY XILDHIBAANADA CUSUB IN AYSAN DAYACIN AMNIGOODA
by Warsan Radio January 9, 2017Xildhibaan Cabdifitaax Ibraahin Geeseey oo ka mid ah Mudaneyaasha Baarlamaanka Soomaaliya, ahna musharax u taagan xilka Guddoonka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliyeed ayaa uga digay Xildhibaanada cusub in ay dayacaan amnigooda.…

