waxaa caawa idin soo gaarsiinaysa SHUKRI ISMAACIIL SHUKRI BIDHAAN dhageeysi fiican
February 2017
-
WARARKA MAANTA
AKHRISO:-Madaxweyne Farmaajo oo ku dhawaaqay xaalad Musiibo Qaran
by Warsan Radio February 28, 2017{WARSANRADIO}:-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hadlayay shirka gurmadka Abaarahaayaa ku dhawaaqay in abaaraha ka jira dalka ay yihiin musiibo qaran oo u baahan in si degdeg ah looga…
-
WARARKA MAANTA
(Dhageyso+Sawwiro) Tababar Magaalada Baardheere loogu qabtey Bahda Isboortiska
by Warsan Radio February 28, 2017{WARSANRADIO} Iyadoo dhowaan loo diyaar garowayo Furitaanka dhismaha Garoonka kubada Cagta ee degmada Baardheere oo dhismahiisu bilahii ugu dambeeyey ay ka socotey gudaha degmada ayaa markii ugu horeysay waxaa Xarunta…
-
WARARKA MAANTA
(Daawo Sawwiro+Dhageyso) Tababar ku Saabsan Xanaaneynta Mashaariicda oo ka furmey Magaalada Baardheere
by Warsan Radio February 28, 2017{WARSANRADIO] WAWaxaa Xarunta Cusub ee Maamulka Degmada Baardheere ka furmey Tababarkii 3aad ee looga arinsanayo mashaariicda horomarinta ee laga hergeliyey degmada qaabka loola wareegi lahaa,loona xanaaneyn lahaa iyo baahiyaha ay…
-
WARARKA MAANTA
Video Gudiga Abaaraha KGS oo Gaaray Degmada Ceelberda Gudiga ayaa ku Wareeyjiyey $8000 Maamulka Degmada
by Warsan Radio February 28, 2017Video Gudiga Abaaraha KGS oo Gaaray Degmada Ceelberda Gudiga ayaa ku Wareeyjiyey $8000 Maamulka Degmada https://www.youtube.com/watch?v=VTmEgtnbAM8&feature=youtu.be Video Gudiga Abaaraha KGS oo Gaaray Degmada Ceelberda Gudiga ayaa ku Wareeyjiyey $8000 Maamulka…
-
WARARKA MAANTA
Daawo video Hay,ada D,d g Ayaa lagu Daha Furey Degmada baradale Ee Gobolka Bay .
by Warsan Radio February 28, 2017Shan Goobood oo Kala ah Goob cafimaad Haruun Ay ku shaqeen doonan Maahmulka Degmada Iskuul waxabarasho ,wadooyin iyo labo baraag oo lagu keediyo Biyaha oo ay maal galiisey Hay,ada D,d…
-
WARARKA MAANTA
Degmada waajid Ee Gobolka Bakool Ayaa Xiligaani Waxaa Ka Taagan Dhibaatooyin Kala Duwan Oo Dhanka Nolasha
by Warsan Radio February 28, 2017Degmada waajid Ee Gobolka Bakool Ayaa Xiligaani Waxaa Ka Taagan Dhibaatooyin Kala Duwan Oo Dhanka Nolasha Ah Iyadoo Degmada Waajid Ay U Godoonsantahay Kooxda Maleeshiyaadka Al Shabaab Mudo Ku Dhow…
-
WARARKA MAANTA
dhageyso:-Shirkada Hormuud Talekoom Oo rashin Biyo Dawooyin ay Gaarsiisey degmada Qansax Dherer Feysal Dhayow Xuseen
by Warsan Radio February 28, 2017Shirkada Hormuud Talekoom Qeebteeda Degmada Qansax Dheree Ee Gobolka Bay waxana Shacabka Ku dhibaateysan degmada Qansax Dheree ay gaarsiiseyt Raashin Iyo Daawo Waxana ay uqeebiyeen rashinka Shacabka Ku dhibaateysan degmada…
-
WARARKA MAANTA
DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN EE WARSAN RADIO IYO WARBAAHINRA KGS,BAYDHABO
by Warsan Radio February 28, 2017Barnaamijka Kulanka Warsan Ee Warsan Radio iyo warbaahinra koonfur galbeed soomaaliya Baydhabo Janaay Barnaamijka Kulanka Warsan Caawa Waxaa Soo Saarey Wariye DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN EE WARSAN RADIO IYO WARBAAHINRA KGS,BAYDHABO…
-
WARARKA MAANTA
DHAGEYSO:- WARKA HABEEN EE WARSAN RADIO IYO WARBAAHINTA KGS,
by Warsan Radio February 27, 2017WARSAN RADIO}} WARKA HABEEN EE WARSAN RADIO IYO WARBAAHINTA KOONFUR GALBEED SOOMAALIYA EE XARUNTIISA MAGALDA BAYDHABO JANAAY, HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA DHAGEYSO:- WARKA HABEEN EE WARSAN RADIO IYO WARBAAHINTA…

