Cabdi Maxamed Nuur Xasan ibdow Aaase Waa Mudane Ka Tirsan Barlamaanka Koonfur Galbeed Waxaa uu Ka hadley Eedeymaha Loo soo Jeediyey Gudiga Gurmadka Abaaraha Koonfur Galbeed isagoon Sheegey in Gudigu Ay ka Qabteen Xaalada Abaareed ee Deegaanada Koonfur Galbeed Wax badan oo lagu Faani Karo Loona Baahan yahay in loogu Mahad celiyo isagoo hadalkiisa siiwata waxaa uu dhinaca kale uu ka hadley wadooyinka xiran ee ay Go’doomiyeen Alshabab isagoona sheegey in taliyaha cusub ee ciidamda Koonfur galbeed shiine macalin nuurow looga fadhiyo in uu deg deg uu arintaa ugu dhaqaqo si Gurmad Loo gaarsiiyo Dadka Ku dhiban Deegaanada Abaarta Ku dhufatey
previous post
DHAGEEYSO:-WARKA HABEEN EE IDAACADA WARSAN
You may also like
Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo magacaabay Guddiga Heer Wasiir ee ka jawaabista saameynta El-Niño
September 15, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Baydhabo ka shaaciyay hawlgal amni xaqiijin ah oo laga fulinaayo nawaaxiga iyo duleedka magaalada.
September 15, 2026
Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Baydhabo ku qaabilay siyaasiyiin iyo waxgaradka Beesha Hariin.
September 15, 2026

