xildhibaano kgs ka tirsan oo u jawaabey xildhibaanadi federalka ee shaley kulanka muqdisho ku yeeshey ee kaga soo horjeedey shariif xasan sheekh aadan madaxweynaha koonfur galbeed,
August 2017
-
WARARKA MAANTA
Daawo Muqaalka AKHRISO Khudbadii Mukhtaar Roobow oo Dhameystiran
by Warsan Radio August 15, 2017Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur ayaa maanta Warbaahinta kula hadlay Magaalada Muqdisho, wuxuuna cadeeyay inuu ka baxay Al shabaab 5 iyo 7 bilood ka hor, isagoona sheegay inaysan aheyd…
-
{WARSANRADIO} WARKA HABEEN EE IDAACADA WARSAN WAXAA OO IDINKAGA IMAANAAYEY MAGAALADA BAYDHABO JANAAY
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Baarlamaanka Hirshabeelle oo kalsoonida kala noqday Madaxweyne Cali Cabdulahi Cosoble
by Warsan Radio August 14, 2017{WARSANRADIO} Wararka ka imanaya magaalada Jowhar ayaa sheegaya in goor dhow ay cod u qaadeen xildhibaanada baarlamanka Hirshabeelle inay kalsoonidii kala laabteen Madaxweyne Cali Cabdulaahi Cosoble. Cod ay u qaadeen…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Gaadiidka Loo Yaqaan Bajaajta oo Seddex Maalmood Shaqada Laga Joojiyay Iyo Arintaas waxaa ka hadlay Golaha Badbaadada KGS.
by Warsan Radio August 14, 2017Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa maanta 13 Agoosto 2017 shaqada ka joojiyay Gaadiidka yaryar ee loo yaqaano Bajaaj ee ka dex shaqeeya Magaalada Baydhabo. Maamulka ayaa ku saleeyay arintaan…
-
WARARKA MAANTA
War Deg Ah Gawaari Tikniko ah oo ay leeyihiin xarkada Al-Shabaab ayaa Diyaarad nooca loo yaqaano Hilikobtarka
by Warsan Radio August 13, 2017Gawaari Tikniko ah oo ay leeyihiin xarkada Al-Shabaab ayaa Diyaarad nooca loo yaqaano Hilikobtarka waxaa ay ku burburisay inta u dhaxaysa Jameecada Cabdi Gureey iyo Buur-eeylo oo ka tirsan Degmada…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Malaaq Cali Boor oo Ka Mid ah Odoyaasha KGS Muqtaar Rooboow uu yahay Shaqsi aan danbi lahayn
by Warsan Radio August 13, 2017Odoyaasha dhaqanka Koofur Galbeed ayaa soo dhaweeyay Wadaadka Sheekh Mukhtaar Rooboow Cali abuu Mansoor. Malaaq Cali Boor oo ka mid ah odoyaasha dhaqanka koofur Galbeed soomaaliya ayaa waraysi uu siiyay…
-
WARARKA MAANTA
DEG DEG+DHAGEYSO-:Koonfur Galbeed Oo Faah Faahin Ka Bixisay Abuu Mansuur Oo Maanta Isku Dhiibay
by Warsan Radio August 13, 2017Afhayeenka Madaxtooyada Maamulka Koonfur Galbeed Nuuradiin Yuusuf Abuukar ayaa faah faahin ka bixiyay Sheekh Muqtaar Roobow Cali Abuu Mansuur oo maanta iska dhiibay degmada Xudur ee Xarunta Gobalka Bakool. Afhayeenka…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Sheekh Musdhafa oo 60 sano Imaam ka ahaa Masjidka Carabta ayaa waxaa uu Cabasho
by Warsan Radio August 12, 2017Sheekh Musdhafa oo 60 sano Imaam ka ahaa Masjidka Carabta ayaa waxaa uu Cabasho ka muujeyey Dhul uu sheegey in lala Haysto. Ff=Muqtaar Sheekh Aadan Dalmar Dhageyso:-Sheekh Musdhafa oo 60…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Maalinta Dhalinyarada Aduunka ayaa Maanta lagu xusay Magaalada Baydhabo Ee Xaruunta Gobolka Bay.
by Warsan Radio August 12, 2017Madaxda dowlad gobaleedka KG Soomaaliya iyo shacabka Magaalada Baydhabo ayaa maanta u dabaal degayo munaasabadda maalinka dhalinyarada aduunka oo ku beegan 12 Agust oo maanta ah. Munaasabad oo loogu dabaal…

