Malaaq Maxamed Yacquub ayaa sheegay in khilaaf jiro lkn aan ku gudajirno sidii aan ku xalinlahayn malaaq deerow oo sheegay in odiyaasha dhaqanka kulan deg deg ah yeelandoonaan maalimaha soo socoda si aan u halino inta yerow khilaafaadka ah waa siduu hadalaka u dhigay,
HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA
Wareysigii Wariye Socodaal Magaalda Baydhabo