Maamulka KGS Ayaa Xariirka Ujarey Dowlada Qadar
Xulafada Sauudiga Hormuudka Uyahay oo Ka Soo Horjeedo Dowlada Qadar Ayeey Taageertey Dowlada KGS.Ka dib Markii Maanta Ay soo saartey Qoraal Lid Ku ah Dowlada Qadar.
Taasi Waxaey Aqabad Utahay Dowlada Somalia oo Guaankeedi ahaa Dhexdhexaad nimo
Ma’ahan Gu’aankaasi Ismaamulka Koonfur Galbeed Kaliya ay Qaadatey ,Waxaa HOrey Uqaadtey Somaliland Iyo Putland.
Hadaba SI’aan U Ugaano Faahfaahin Intaasi Ka badan Waxaan Wareysanay Afhayeenka Madaxtooyada KGS,Wareeysigeesana Sidaan Ayuu Udhacey.