Gudoomiyaha Baarlamanka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Abdulkadir Sharif ayaa Been Abuur Ku Tilmaamay Warqad Dhawaan Baraha Bulshada Qabsatey Taasi Oo Ku Saabsaneed In Xildhibaanada Baarlamaanka Koonfur galbeed 7-Oktoobar Ay Ka Qeyb Galaan Kulan Logu Hadlayo Aayaha Koonfur Galbeed Kaasi oo Ka Dhicdoono Hotel Bakiin Ee Magaalada Baydhabo.
Gudoomiyaha Barlamaanka Ayaa sheegey in Haba Yaraate Aan Waxba Ka jirin Arinta Ku Qoran Warqada Baariitaana Ku Sameeyn Doonaan Cida Ka Dambeysay Been Abuurka.