ziyaradiisa ahay from Sweden to london una duceeyey Abwaanka. Sahal macalin Tariikh nololeedkiisa oo kooban Sahal Macalin Ciise wuxuu ku dhashay kuna barbaaray magaalada Baydhabo gaar ahaan xaaafada Berdaale laanteeda 4aad sanadka markuu ahaa 1948. Dugsiga hoose iyo dhexe wuxuu kakala dhigtey , Baidoa Elementary School iyo Collogio Baidoa oo ku yaala magaalada Baydhabo .
Dugsigiisa sare wuxuu ku dhamaystay dusigii la dhihi jiray Raage Ugaas eek u yaaley magaalada Mogadishu . Alla ha u naxariistee Sahal wuxuu ka mid ahaa dhalinyaradii ugu horeysay ee lagu magacaabi jiray National Services.