Shirkaan jaraa’d ee maanta ay qabteen xubnahan ka tirsan siyaasiyiinta koonfur galbeed waxaa ay kaga hadleen eedeymo ay u soo jediyeen hogaanka maamulka koonfur galbeed iyagoo ku eedeeyey in maamulka uu wado kala eexasho ay ka sameynayeen bulshada koonfur galbeed
Aadan maxamed nuur aadan saran soor oo ah gudoomiye ku xigeenka golaha badbaada koonfur galbeed ayaa ka Hadley