Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee ayaa maanta waxaa ka dhacday munaasabad lagu xusayay sanad guuradii 74-aad ee ka soo wareegtay markii la Aasaasay Ciidanka Booliska Soomaaliyeed sanadkii 1943-dii.
Xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada, Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo Xildhibaanno, Hoggaanka iyo Saraakiisha Booliska, Taliska Booliska Xoogga dalka, Janaraal Mahad ayaa ka qeyb galay munaasabaddan oo si weyn loo soo agaasimay Ee Magaalada Baydhabo Gobalka Bay.