{WARSANRADIO} ku simaha Madaxwaynaha Koofur Galbeed ahna wasiirka Beeraha iyo Waraabka Maxamed Xasan Fiqi oo Shir Jaraa’iid Maanta ku qabtay Xafiiska Madaxwaynaha ayaa ka hadlay dadkii ciidamada Dowlada ay ku dileen deegaanka Bariire oo ka tirsan Gobolka Shabeelada hoose. Isagoo kusimaha Madaxweynaha isagoo ku hadlaya afka Dowlad Goboleedka tacsi u diray ehelada dadkooda ay ku dhinteen Mashaqadaas.
2017
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Israa’iil oo qafaalatay 800 oo carruur Falastiiniyiin ah
by Warsan Radio August 27, 2017{WARSANRADIO} Ciisa Qaraaqic oo ah madaxa hay;’adda arimaha maxaabiista Falastiin ayaa sheegay in Israa’iil ay bilawgii sanadkan ilaa hadda ay xoog ku qafaasheen 800 carruur Falastiiniyiin ah Carruurtan ayaa la sheegay…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Maxkamada sare oo war ka soo saartay muddada uu maxbuusku xirnaan karo isaga oo maxkamad la marin
by Warsan Radio August 27, 2017{WARSANRADIO} Maxkamadda sare ee dalk Soomaaliya ayaa war ka soo saartay mudada uu xirnaan karo maxbuuska, iyadoo aan wax maxkamad ah aan la horkeenin. Qoraal ka soo baxay maxkamada sare…
-
WARARKA MAANTA
DAAWO;Ardey Ka Qalan Jibisay Jaamacada Koonfurta Magalada Baydhabo
by Warsan Radio August 26, 2017Kudhawaad 74 Ardey Ayaa Ka Qalan Jibisay Jaamacada Koonfurta Ee Magalada Baydhabo. Xafladaan ardada Lagu Siinaayey Shahadooyinkaan Ayaa Waxaa Kasoo Qeyb GalayWasiirka Waxbarashada KG Maamuliyaashada Iskulada Magalada Baydhabo Maclimiin Walidiin…
-
WARARKA MAANTA
DAAWO Video: Koonfur Galbeed Somalia Oo Digniin U Dirtey Dadka Garsoorka U Doonta Al Shabaab
by Warsan Radio August 26, 2017aliska Ciidamada Booliska Degmada Baydhabo iyo Wasaarada Amniga Dowlad Goboleedka KG ayaa Xaruunta Saldhiga Baydhabo Waxey Ku Soo Bandhigeen Hub Iyo Rasaas Sharci Daro ah Oo Si Sharci Daro Ah…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Meydadka dadkii ay Ciidamada Mareykanka ku xasuuqeen Bariire oo la keenay Isbitaalka madiina
by Warsan Radio August 25, 2017{WARSANRADIO}Waxaa goor dhow la keenay magaalada Muqdisho Meydadka illaa 10 ruux oo isku qoys ahaa, kuwaasoo saaka waabarigii ay ciidamo Mareykan ah ku dileen agagaarka deegaanka Bariire ee Gobolka Shabeellaha…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Wareysi Maxaned Sheekh Buraale oo ka tirsan Jameecada sheikh Axmed Yare Sh/Hoose.
by Warsan Radio August 24, 2017Maxaned Sheekh Buraale oo ka tirsan Jameecada sheikh Axmed Yare oo ku Eedeeyay Ciidamada Amisom Kenya in ay xasuuqeen Qooyskii Sheekh Maxamed Sheekh Axmed Yare oo mudo Afartan Sano ah…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Wareysi Cabdi Cadoow oo ah gudoomiyaha ururada Bulshada Rayidka K.G Soomaaliya
by Warsan Radio August 24, 2017Cabdi Cadoow oo eh gudoomiyaha ururada Bulshada Rayidka K.G Soomaaliya oo sheegay in ay howli wali fara uga qodnayn sheegasho Dowladnimo taniyo inta ay ka imaanayso cadaalad hufan oo dhamman…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Wareysi Madoobe nuunoow Maxamed Waziirka Arimaha Gudaha KGS,
by Warsan Radio August 24, 2017Wasiirka Arimaha gudaha D.K.G.S oo sheegay in ay dardar galin doonaan hirgalinta Mashruuca dhismaha Dowlada hoose ee Dalka. Wasiirka ayaa sheegay in uu dhowaan la wareegay Wasaarada Arimaha Gudaha K.G.S…
-
WARARKA MAANTA
Daawo Muqaalka Wasiirka Cusub Ee Maaliyada Koonfur Galbeed Oo Xilkiis La Wareegay
by Warsan Radio August 23, 2017Wasiirka Cusub Ee Maaliyada Koonfur Galbeed Oo Xilkiis La Wareegay Halkan Ka daawo Wasiirka Cusub Ee Maaliyada Koonfur Galbeed Oo Xilkiis La Wareegay. Daawo Muqaalka Wasiirka Cusub Ee Maaliyada Koonfur…

