2017
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Ra’iisal wasaare Kheyre oo magacaabay wasiirka howlaha guud iyo dib-u-dhiska
by Warsan Radio August 22, 2017{WARSANRADIO} Wareegto ka soo baxday xafiiska ra’iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa lagu magacaabay wasiirka howlaha guud iyo dib-u-dhiska dowladda Soomaaliya oo noqonaya Saadiq Cabdullaahi Cabdi. Wareegtada ra’iisal wasaare…
-
{WARSANRADIO} WARKA HABEEN EE IDAACADA WARSAN WAXAA OO IDINKAGA IMAANAAYEY MAGAALADA BAYDHABO JANAAY
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Aqalka Sare oo soo fara geliyay xiisada Hirshabeelle
by Warsan Radio August 19, 2017{WARSANRADIO} Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka ayaa soo fara gelinaya xiisada siyaasadeed ee ka taagan Maamulka Hirshabeelle, kaddib markii Xildhibaanada maamulkaas ay xil ka qaadis ku sameeyeen Madaxweynihii hore…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Shir Jaraaid ay Qabteen Malaaqyada iyo Culmaa udiinka Beydhabo,
by Warsan Radio August 18, 2017Baydhabo{wadani news24}Shir Jaraaid ay qabteen Malaaqyada iyo Culmaa udiinka beydhabo oo looga hadlaayay shiekh musdhsfa Dhulkiis Dhageyso:-Shir Jaraaid ay Qabteen Malaaqyada iyo Culmaa udiinka Beydhabo, was last modified: August 18th,…
-
WARARKA MAANTA
DEG-DEG: 14 ODEY DHAQAMEED KU HEYB AH MUQTAAR ROOBOOW OO AL-SHABAAB KU AFDUUBTEEN DEGAANKA ABAL.
by Warsan Radio August 17, 2017Xog hoose oo naga soo gaartay degaanka Abal ee gobolka Bakool oo ah halkii ay dhawaan isku fara saareen Sh.Muqtaar Roobow iyo Maleeshiyaadka alshabaab ayaa sheeegaya in halkaasi ay maleeshiyaadka…
-
WARARKA MAANTA
video Baarlamaanka Tirada Badan Ee Koonfur Galbeed Oo Ansixiyay Golaha Wasiirada
by Warsan Radio August 17, 2017Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed ayaa maanta kulan ku yeesheen Magaalada Baydhabo ku ansixiyay Golaha Wasiirada cusub ee uu dhawaan soo magacaabay Madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Aadan. Madaxweynaha Koonfur Galbeed…
-
WARARKA MAANTA
Daawo muqaalka Wasiiro Katirsan KGS Oo Baaq Nabadeed Ujeediyey Dadka Reer Shabeelaha Hoose
by Warsan Radio August 15, 2017Daawo muqaalka Wasiiro Katirsan KGS Oo Baaq Nabadeed Ujeediyey Dadka Reer Shabeelaha Hoose Daawo muqaalka Wasiiro Katirsan KGS Oo Baaq Nabadeed Ujeediyey Dadka Reer Shabeelaha Hoose was last modified: August…
-
WARARKA MAANTA
Daawo Muqaal Xildhibaanada KGS OO Jawaab Deg Deg Ah Siiye Xildhibaanada DFS Oo Ka soo jeeda Deeganada KGS
by Warsan Radio August 15, 2017xildhibaano kgs ka tirsan oo u jawaabey xildhibaanadi federalka ee shaley kulanka muqdisho ku yeeshey ee kaga soo horjeedey shariif xasan sheekh aadan madaxweynaha koonfur galbeed, Daawo Muqaal Xildhibaanada KGS…
-
WARARKA MAANTA
Daawo Muqaalka AKHRISO Khudbadii Mukhtaar Roobow oo Dhameystiran
by Warsan Radio August 15, 2017Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur ayaa maanta Warbaahinta kula hadlay Magaalada Muqdisho, wuxuuna cadeeyay inuu ka baxay Al shabaab 5 iyo 7 bilood ka hor, isagoona sheegay inaysan aheyd…

