{WARSANRADIO} WARKA HABEEN EE IDAACADA WARSAN WAXAA OO IDINKAGA IMAANAAYEY MAGAALADA BAYDHABO JANAAY
2017
-
Doodaas waxaa ka qaybgalay Af-hayeenka Golaha Malaaqyada Digil iyo Mirifle Malaaq Deeroow iyo Luul Isaaq Aadan oo ah agaasimaha Hay’adda ka shaqaysa Arimaha Bulshada ee SBLO isla markaana u dhaqdhaqaaqda…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Wasiirkii hore ee Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha K.G. oo ka cowday xil ka qaadistii lagu sameeyay.
by Warsan Radio August 4, 2017Wasiir Jaylaani ayaa ku eedeeyay Madaxxweynaha K.G Shariif Xasan Sheekh Aadan in uu sameeyay Caddaalad daro iyo balan ka baxyo markii uu samaynayay isku shaandhaynta Golihiisa wasiirad, isagoo xusay in…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Ciidamada AMISOM ee jooga Leego oo ku jra diyaar garoow ay ku guurayaan
by Warsan Radio August 4, 2017Dhaqdhaqaaq Ciidan oo ka socda Deegaanka Leego kadib markii ay bilaabeen in ay diyaar garoowaan Ciidamada Amiso eek u sugan deegaankaas. Xildhibaan Cabduqaadir cabdiraxmaan Cali (Baraf) oo ah Wasiiru Dowlaha…
-
{WARSANRADIO} WARKA HABEEN EE IDAACADA WARSAN WAXAA OO IDINKAGA IMAANAAYEY MAGAALADA BAYDHABO JANAAY
-
WARARKA MAANTA
Akhriso+Sawiro;-Ra’iisul Wasaare Kheyre oo maanta ka qeybgalay kulanka ciidamada
by Warsan Radio August 3, 2017[WARSANRADIO] Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo weheliyaan Wasiiro ka tirsan Xukuumadda, ayaa maanta ka qeyb galay kulanka ciidamada Qalabka Sida, isagoo ku ammaanay Xasilinta Dalka…
-
WARARKA MAANTA
Shirka looga hadlayo sida looga taxadari karo go’itaanka internetna oo la qabtay**
by Warsan Radio August 3, 2017Muqdisho, 02 Agoosto, 2017) Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada ayaa maanta ku qabatay magaalada Muqdisho shir wada-tashi ah oo looga hadlay arrimo ku saabsan go’itaankii internetka ee koonfurta iyo bartamaha…
-
{WARSANRADIO} WARKA HABEEN EE IDAACADA WARSAN WAXAA OO IDINKAGA IMAANAAYEY MAGAALADA BAYDHABO JANAAY
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Warka Jaceylow isku Shaandheyntii Golaha Wasiirada oo laga soo Horjeestey
by Warsan Radio August 2, 2017Dhageyso:-Warka Jaceylow isku Shaandheyntii Golaha Wasiirada oo laga soo Horjeestey
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:- Wareysi Xasaasi Ah Xildhibaan Cabdirisaaq Maxamed Cumar oo ka bidiiday isku shandhaynta W KGS
by Warsan Radio August 2, 2017Xildhibaan Cabdirisaaq Maxamed Cumar oo ka bidiiday isku shandhanta golaha wasiirada dowlad gobaleedka koonfur galbeed soomaaliya aniga ma ansaxiinayno waa siduu hadalka u dhigay xildhibaanka , Dhageyso:- Wareysi Xasaasi Ah…

