Wareysi Kulul Xildhibaan katir san barlamaanka maamul gabaleedka koonfur galbeed soomaaliya Maxamuud ahmed ibroow oo shariif xasan ku eedayey in uu sun u soo marin sherqiga uuna ku tuntay dastuurkii konfur galbeed soomaaliya madaxweynaha shariif xasan sheekh aadan
2017
-
WARARKA MAANTA
Akriso:-Shir looga hadlayay dakhliga iyo dhaqaalaha Soomaaliya oo Muqdisho ka dhacay
by Warsan Radio August 1, 2017[WARSANRADIO} Ra’iisul wasaare ku xigeenka xukuumada Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khader) ayaa maanta ka qayb galay shir looga hadlayay dakhliga iyo dhaqaalaha Soomaaliya, kaa soo ay soo qaban qaabiyeen…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Agaasimihii Warbaahinta Aqalka Cad Scaramucci oo shaqada laga eryay
by Warsan Radio August 1, 2017[WARSANRADIO} Agaasimihii warbaahinta Aqalka Cad Anthony Scaramucci ayaa shaqada laga cayriyay kaddib wax ka yar 10 maalmood oo uu xilkaasi hayay. Scaramucci ayaa la kulmay cambaareyn kaddib markii uu u…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Qarax loo adeegsaday Gaari oo galabta ka dhacay Kismaayo
by Warsan Radio August 1, 2017[WARSANRADIO} Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya qarax loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay uu ka dhacay goob lagu qaxweeyo. Sida ay sheegayaan wararka qaraxa ayaa sababay…
-
WARARKA MAANTA
Dhaheeyso:-Madaxweynaha Maamulka K.G.S ayaa hadalo kooban ka jeediyay Munaasabadda isku shaandhaynta.
by Warsan Radio July 30, 2017{WARSANRADIO}Waxaana uu madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Aadan uu kula dardaarmay Wasiirada isagoo la hadlaayay in ay muujiyaan wada shaqayn kuwii xilka loo daayay iyo kuwii Dhaheeyso:-Madaxweynaha Maamulka K.G.S ayaa hadalo…
-
WARARKA MAANTA
Dhageeyso:- Af-hayeenka Madaxtooyada K.G.S oo aqrinaya Magacyada Wasiirada.
by Warsan Radio July 30, 2017{WARSANRADIO} Mr. Nuuraddiin Ibraahim Yuusuf ayaa dakareetada isku shaandhaynta Wasiirada M.G.K.S ka hor aqriyay qaar ka tirsan Wasiirada iyo Xildhibaanada Barlamaanka K.G.S ee ka dhacday Hoolka Baarlamaanka Madaxtooyada. Dhageeyso:- Af-hayeenka…
-
WARARKA MAANTA
Video Akhriso:- Shariif Xasan oo ku dhawaaqay Wasiiro kooban
by Warsan Radio July 30, 2017Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed ayaa magacaabis, xil ka qaadis iyo isku shaandheyn ku sameeyay Golihiisa Wasiirada, kaddib markii maalmihii la soo dhaafay uu waday wada tashi la xiriiray dhismaha Gole…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Wasiirka dastuurka oo aan hor tagin baarlamaanka iyo buuq siyaasadeed oo arintaa ka dhashay
by Warsan Radio July 30, 2017{WARSANEADIO}Wasiirka wasaarada dastuurka xukuumada Soomaaliya Cabdiraxman Xoosh Jabriil oo maanta qorshuhu ahaa in uu hortago baarlamaanka Soomaaliya si su’aalo loo weydiiyo ayaa arintaa ka cudur daartay sababo la xiriira caafimaadkiisa.…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Wasaaradda Diinta iyo Aw qaafta Somaliland oo ka hadashay Kiniisaddii dib looga furay Hargeysa
by Warsan Radio July 30, 2017{WARSANRADIO}Wasiirka wasaaradda diinta iyo Aw qaafta Sheekh khaliil Cabdilaahi Axmed ayaa sheegay in aanay jirin kiniisad cusub oo loo ogolaaday balse ay jirtay in kiinsadii hore u jiri jirtay in…
-
WARARKA MAANTA
AKHRISO:-Agaasime Koofi “Baasaboorka Soomaaliga wuxuu gaaray in dunida oo dhan laga aqoonsado”
by Warsan Radio July 29, 2017{WARSANRADIO}Agaasimaha Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed G/sare Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi) ayaa faah faahin ka bixiyay waxyaabihii u qabsoomay tan iyo markii uu xilka la wareegay sanad ka hor. Agaasime…
