SHARIIF XASAN OO YIRI CIDNA IGAMA SOCOTO DOORASHADA GOLAHA DEEGAANKA KGS,

(Muqdisho, WARSAN RADIO) Dadaal dheer oo ay si wadajir ah u bixiyeen Dawladda Soomaaliya iyo Shirkadda gaarka loo leeyahay ee hirgelisay adeegga Fiber Optic-ga ayaa waxaa lagu guuleystay in dib…
{WARSANRADIO} WARKA HABEEN EE IDAACADA WARSAN OO IDINKAGA IMAANAAYEY MAGAALADA BAYDHABO JANAAY
{WARSANRADIO} Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Xukuumadda Soomaaliya Eng. Cabdi Canshuur Xasan ayaa ku baaqay in dalka la keeno Qad Internet oo Keyd ah, kaddib markii Qadkii Internet-ka Fibre Optic…
{WARSANRADIO} Barnaamijka Kulanka Warsan Ee Warsan Radio iyo warbaahinra koonfur galbeed soomaaliya Baydhabo Janaay Barnaamijka Kulanka Warsan Caawa Waxaa Soo Saarey Wariye mukhtaar sheikh aadan (DALMAR) Waxaa Soo Jeedin Dono…
{WARSANRADIO} WARKA HABEEN EE IDAACADA WARSAN OO IDINKAGA IMAANAAYEY MAGAALADA BAYDHABO JANAAY
kusimaha madaxweynaha konfur galbeed somaliya ahna wasiirka beeraha iyo waraabka mudane maxamed xasan fiqi iyo qaar kamid ah golaha WASIIRARADA konfur galbeed somaliya iyo maamulka gonolka baay iyo kan degmada…
7 qof oo shaqaale ka ahaa hay’ad ka howgaleysay Bartamaha iyo Koonfurta Soomaaliya ayaa lagu afduubtey inta u dhaxeyso degmooyinka Buur-hakabo iyo Baydhabo iyagoo kusoo socdey magaalada Baydhabo. Shaqaalaha la…
{WARSANRADIO} Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in muddo saddex bilood aanay qasnada dowladda ku soo dhicin lacagihii uu balan-qaaday Turkiga ee loogu tala galay kabka miisaaniyadda.…
{warsanradio} Guddoomiyaha Guddiga Arrimaha dibadda ee Golaha shacabka C/qaadir Cosoble Cali ayaa Madaxweynaha Soomaaliya u gudbiyay warqad ku saabsan khilaafka dalalka Khaliijka iyo walaac xubno ka tirsan Guddiga ka muujiyeen…