kusimaha madaxweynaha konfur galbeed somaliya ahna wasiirka beeraha iyo waraabka mudane maxamed xasan fiqi iyo qaar kamid ah golaha WASIIRARADA konfur galbeed somaliya iyo maamulka gonolka baay iyo kan degmada baydhabo ayaa kaqeyb galey kalawareegii ciidamada amisom EE qeybta 3 sadaxaad ee fadhigoodu yahay baydhabo halkaas OO uu hadalo isigu jira mahadcelin iyo soo dhoweynta ciidamada cusu UU kadeediyey maxamed xasan fiqi kusimaha madaxweynaha konfur galbeed ahna wasiirka beeraha iyo waraabka kgs