Baydhabo(Warsanradio) Marka aad tagto Goobaha ganacsiga ee magaalada Baydhabo oo laga dareemayo dhaq dhaqaaq Ganacsi oo ka wanaagsan bilihii la soo dhaafay.Hadaba mar aan wax ka waydiinay shaqsiyaad kuleh goobo ganacsi magaalada Suqyada ugu waa weyn waxa ay noo sheegeen in ay dareemayaan isbedel xaga ganacsiga ah, iyagoo ay ka muuqato wayiyadooda farxad iyo rajo ganacsi ka wanaagsan bilihii ay soo dhafeen.Ganacsiga
2017
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-80 ruux oo ku dhimatay qarax xooggan oo gil gilay caasimada Afghanistan ee Kabul
by Warsan Radio May 31, 2017{WARSANRADIO} Illaa 80 ruux ayaa ku geeriyootay 350 kalena waa ay ku dhaawacmeen qarax xooggan oo loo adeegsaday gaari weyn oo waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay, kaasoo ka dhacay goob…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Magacyada Guddiga Qiimeynta xaalada maxaabiista ku jirta Xabsiga Dhexe
by Warsan Radio May 31, 2017{WARSANRADIO} Guddi khubaro ah oo afar xubnood ka kooban ayaa loo saaray qiimeynta xaalada maxaabiista ee Xabsiga Dhexe ee magaalada Muqdisho. War saxaafadeed shalay ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha ayaa…
-
WARARKA MAANTA
Dhageeyso:-Tartanka Ramadaanka waa habeenkii 4 raad Xaafadaha kala ah Horseed B iyo Bardaale A waa tartan xiiso le 30-5-2017
by Warsan Radio May 31, 2017{WARSANRADIO} Waxaa habeenkii afaraad si habsami ah usocda barnamijkii tartan aqoneed xafadaha magalda baydhabo oo ay qabanaysay idacada warsan ayadoo caawa xifaltan dhexmari doono xafdaha kala ah Bardaale (A) Horseed…
-
WARARKA MAANTA
Akhriiso :- isku aadka Tartan Aqooneedka Bisha Ramadaan Su’aalo iyoJawaabo ee warsan radio
by Warsan Radio May 30, 2017Akhriiso :- isku aadka Tartan Aqooneedka Bisha Ramadaan Su’aalo iyoJawaabo ee warsan radio RIIX HALKAAN SI AAD U AKHRIISATO Tartan Aqooneedka Bisha Ramadaan Akhriiso :- isku aadka Tartan Aqooneedka Bisha…
-
WARARKA MAANTA
Akhriiso Habeenkii Sadaxaad iyo su aalihii iyo Jaamacada Xelay ka baxhay idacada Warsan radio
by Warsan Radio May 30, 2017Akhriiso Habeenkii Sadaxaad iyo su aalihii iyo Jaamacada Xelay ka baxhay idacada Warsan radio RIIX HALKAAN SI AAD U AKHRISATO SU AALAHA IYO JAWAABAHABA Akhriiso Habeenkii Sadaxaad iyo su aalihii…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Hindise sharciyeedyada looga hadlay shirkii Golaha Wasiirada
by Warsan Radio May 29, 2017{WARSANRADIO} Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulan aan caadi aheyn oo uu shir-guddoominayey Ra’iisal Wasaare Kuxigeenka Xukuumada Mahdi Maxamed Guled (Khadar), iyadoo Ra’iisul Wasaaraha uu ku…
-
Tartar Aqoneedka Bisha RamadaanWARARKA MAANTA
DHAGEYSO:-TARTAN HABEENKII KOOWAAD EE RAMADAAN KA XAAFADAHA KALAEH Wadajir A iyo Isha B
by Warsan Radio May 29, 2017WARSAN RADIO-TARTAN HABEENKII KOOWAAD EE RAMADAAN KA XAAFADAHA KALAEH Wadajir A iyo Isha B- 28-5- 2017 DHAGEYSO:-TARTAN HABEENKII KOOWAAD EE RAMADAAN KA XAAFADAHA KALAEH Wadajir A iyo Isha B…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Tartan Habeenkii koowaad ee ramadaan ka Xaafadaha Kalaeh Hurseed A iyoToowfiiq B
by Warsan Radio May 28, 2017Tartan Habeenkii koowaad ee ramadaan ka Xaafadaha Kalaeh Hurseed A iyoToowfiiq B Dhageyso:-Tartan Habeenkii koowaad ee ramadaan ka Xaafadaha Kalaeh Hurseed A iyoToowfiiq B was last modified: May 28th, 2017…
-
warkii cawa oo idinka imaanaayey idacada warsan radio ee magaalada baydhabo gobalka bay Codka hoos ka dhageyso Dhageyso warkii cawa warsan radio magaalada baydhabo was last modified: May 28th, 2017…
