Dhageyso: Gudoomayaha degmada beledweyne ayaa waxaa uu sheegay dhalinyarada looga bahay in ay ka fogaadan wax yaayabaha keeni kara dhibataooyinka {warbixin}
2017
-
WARKA HABEEN EE IDAACADA WARSAN OO IDINKAGA IMAANAAYEY MAGAALADA BAYDHABO JANAAY
-
WARARKA MAANTA
AKHRISO+Sawwiro:-Deeq ka timid Naasir Cad Ceed oo degan Denmarka oo la gaarsiiyey Bukaanada ku jira Isbitaalka Baardheere
by Warsan Radio April 13, 2017{WARSANRADIO} Deeq lacageed oo ka timid Naasir Cadceed oo ka mid ah Soomaalida degan Dalka Denmark ayaa maanta waxaa raashin gargaar ah loogu qeybiyey Bukaanada qaba Cudurka Shuban biyoodka ee…
-
WARKA HABEEN EE IDAACADA WARSAN OO IDINKAGA IMAANAAYEY MAGAALADA BAYDHABO JANAAY
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso Munasabad Aas aaskii ciidamada xoogga dalka 12 April ayaa lagu qabataya magaalada beledweyne.
by Warsan Radio April 12, 2017Munasabad Aas aaskii ciidamada xoogga dalka 12 April ayaa lagu qabataya magaalada beledweyne. Munasabad oo aheyd mid si heer sara ah lasoo qaban qaabiyay laguna maamusayay 57 guuradii kazoo waregatay…
-
WARARKA MAANTA
VIDEO Maalinta Ciidanka XD Soomaaliyeed oo magaalda baydhabo laga xusay
by Warsan Radio April 12, 2017Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalaba Sida ee magaalada baydhabo ibraahim isaaq yerow ayaa maanta ka qayb galay Munaasabadda sanad guurada 57-aad ee ka soo wareegatay aas aaska Ciidanka Xoogga Dalka.…
-
WARARKA MAANTA
DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN EE WARSAN RADIO IYO WARBAAHINRA KOONFUR GALBEED SOOMAALIYA BAYDHABO JANAAY ,,
by Warsan Radio April 11, 2017Barnaamijka Kulanka Warsan Ee Warsan Radio iyo warbaahinra koonfur galbeed soomaaliya Baydhabo Janaay Barnaamijka Kulanka Warsan Caawa Waxaa Soo Saarey Wariye Waxaa Soo Jeedin Donaan Wariye C/dullaahi Nuur aadan (Jecelow)……
-
WARARKA MAANTA
video:-Wareysi xalada Degmada xudur ayaa laga deeyinayaa iyo daawa lagaarsiyey
by Warsan Radio April 11, 2017Wareysi arimaha bulshada oo aanu lashelanay ayaa noo sheegay xalada Degmada xudur ee gobalka bakool ayaa laga deeyinayaa iyo daawa lagaarsiyey HOOS KA DAAWO MUQAALKA https://www.youtube.com/watch?v=tE1kt3lGB90 video:-Wareysi xalada Degmada…
-
WARARKA MAANTA
VIVDEO Ardada Wax Ka Barata Jaamacada Muqdisho Universty Ayaa Deeq Raashiin Ah U qeybiyey qoysas Dan yar
by Warsan Radio April 11, 2017Ardada Wax Ka Barata Jaamacada Muqdisho Universty Ayaa Deeq Raashiin Ah U qeybiyey qoysas Dan yar ah oo ka soo barakacay deegaanada baay iyo bakool waxaana Qoysaska deeqdan ka faa’ideystey…
-
WARARKA MAANTA
AKHRISO:- Jeesow “Dal dagaal ku jira, hadana aad dagaal u iclaamiso, waa arrin fudeed ku jirta”
by Warsan Radio April 11, 2017{warsanradio} Xildhibaan Dahir Amiin Jeesow oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka, kuwooda ugu afka dheer ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay xaalada amni darro ee ku soo korortay magaalada Muqdisho,…
