{WARSANRADIO} Barnaamijka Kulanka Warsan Waxaa Soo Saarey Wariye Maxamed Aadan C/lahi (socdaal) Waxaa Soo Jeedin Dono isla Wariye socdaal Dhageeysi wanaagsan
January 18, 2018
-
WARARKA MAANTA
DAAWO: KULAN AY BAYDHABA MAANTA KU YEESHEEN XILDHIBAANADA FEDERAALKA IYO MADAX DOWLAD GOBOLEEDKA KOONFUR GALBEED AYAA KA HADLEY BARAKACAYAAL CUSUB OO KA SOO CARAREY ALSHABAAB
by Warsan Radio January 18, 2018Kulan khamiislaha ahaa ee todobaadkiiba mar ay isugu imaan jireen Golaha Wasiirada K.G S oo Maanta qabsoomay waxaa Shir Gudoominiyay ku simaha Madaxweynaha K.g ahna Wasiirka Beraha iyo Waraabka koofur…
-
WARARKA MAANTA
DEG DEG DAAWO VIDEO : Madaxweynaha Galmudug Xaaf oo laga mamnuucay Cadaado
by Warsan Radio January 18, 2018Odayaasha dhaqanka Beesha degta magaalada Cadaado ayaa caawa ku dhawaaqay go’aan lama filaan ah, iyagoo ka mamnuucay inuu magaaladaas soo galo ama dhex maro deegaanada ay degaan Madaxweynaha Galmudug Axmed…
-
WARARKA MAANTA
Video:-Shirka Golaha Wasiirada oo lagu ansixiyey Shariciga Shaqaalaha Rayidka ah iyo Tubta Siyaasada Loo dhan-yahay
by Warsan Radio January 18, 2018Shirkii caadiga ahaa ee Golaha Wasiirada Xukuumada dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya, oo uu shir-guddoominayey Ra’iisu Wasaare Xasan Cali Khayre, ayaa lagu ansixiyey Sharciga Shaqaalaha Rayidka ah, Tubta Siyaasada loo…
-
WARARKA MAANTAWARAYSIYAASHA
Dhageyso:-Cabduqaadir Axmed oo Loo Yaqaano Chief Sagaareey Ayaa Tacsi u Diray Fanaanaddii Weynayd Khadiijo Cabdulaahi Dalees
by Warsan Radio January 18, 2018Cabduqaadir Axmed oo loo yaqaano Chief Sagaareey ayaa tacsi u diray Fanaanaddii weynayd Khadiijo Cabdulaahi Dalees oo dhowaan ku geeriyootay Dalka Canada. Waxaa uu Mr. Chief Sagaareey ku tilmaamay Fanaanadda…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Safarkii jawaabta (madaxweyne Farmaajo iyo beesha dhexe)
by Warsan Radio January 18, 2018{WARSANRADIO}Intii uusan bilaaban socdaalkiisa horaantii bishaan, dad badan ayaa aaminsanaa inuusan fiicneyn cilaaqaadka madaxweyne Farmaajo iyo beesha dhexe taas oo 50% xubnaha Dowladda dhexe ku matala ay mucaarad dheereya noqdeen,…

