Madaweyna Koonfur Galbeed Soomaaliya oo Dhagax Dhigey Saldhig Boolis Awdiinle Gobalka Bay.
January 2018
-
WARARKA MAANTA
DAAWO VIDEO MAAMULKA GOBALKA BAY OO DHAGAX DHIGEY GAROOONKA KUBADA CIYAARAHA BERDALE
by Warsan Radio January 25, 2018MAAMULKA GOBALKA BAY DOWLAD GOBALEEDKA KOONFUR GALBEED SOOMAALIYA OO DHAGAX DHIGEY GAROOONKA KUBADA CIYAARAHA BERDALE HOOS KA DAAWO MUQAALKA DAAWO VIDEO MAAMULKA GOBALKA BAY OO DHAGAX DHIGEY GAROOONKA KUBADA CIYAARAHA…
-
WARARKA MAANTA
Video:-Madaxweyne Farmaajo oo magacaabaya guddi ka shaqeeya dabagalka mashaariicdii uu dhagax dhigay
by Warsan Radio January 25, 2018Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in dhawaan uu magacaabayo guddi ka shaqeeya, dabagalka fulinta mashaariicda horumarineed ee uu ka dhagax dhigay deegaannadii uu socdaalka kusoo…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Dowladda oo War ka soo saartay xaalada Carruur ay ka soo furatay Al-shabaab
by Warsan Radio January 24, 2018{WARSANRADIO} Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay ka warqabto xaalada iyo nolosha ay ku sugan yihiin caruurtii 19-kii bishan Howlgalkii Ciidanka Ammaanka Dowladda ay ku qaadeen xero tababar oo…
-
WARARKA MAANTA
VIDEO Shariif Xasan oo safar dhulka ah ku tagay Bardaale
by Warsan Radio January 24, 2018Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta safar dhulka ah ku tagay degmada Bardaale oo Baydhabo ujirta ku dhowaad 60-KM. Safarka uu…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Shir looga hadlayay nooca Caddaaladda ee lagu dhaqayo Soomaaliya oo lagu qabtay Jowhar
by Warsan Radio January 24, 2018{WARSANRADIO]Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hirshabeelle ayaa waxaa maanta lagu soo gabagabeeyay Shir looga hadlayay Nooca Caddaaladda iyo Asluubta ee lagu dhaqayo Soomaaliya, kaasoo ay so qaban qaabisay Wasaaradda Caddaaladda…
-
{WARSANBAIDOA} WARKA HABEEN EE IDAACADA WARSAN WAXAA IDIN SOO GARSII NEYSA Shukri Ismaaciil Shukri {Bidhaan}
-
WARARKA MAANTA
DAAWO MD KGS SHARIIF XASAN DIB UGU SOOLAABTAY BAYDHABO KUNA SOO DHAWEYEY MADAXA KA SOCOTAY UK
by Warsan Radio January 23, 2018MADAXWEYNAHA DOWLAD GOBALEEDKA KOONFUR GALBEED SOOMAALIYA SHARIIF XASAN SHEIKH AADAN DIB UGU SOOLAABTAY MAGAALADA BAYDHABO KUNA SOO DHAWEYEY MADAXA KA SOCOTAY DALKA UK, HOOS KA DAAWO MUQAALKA DAAWO MD KGS…
-
WARARKA MAANTA
VIDEO GOLAHA BARLAMAANKA KGS OO MAANTA SAXIIXEY XANAANKA AY KU SHAQEYSO WASAARADA MALIYADA KGS
by Warsan Radio January 23, 2018GOLAHA BARLAMAANKA KGS OO MAANTA SAXIIXEY XANAANKA AY KU SHAQEYSO WASAARADA MALIYADA KOONFUR GALBEED SOOMAALIYA HOOS KA DAAWO MUQAALKA VIDEO GOLAHA BARLAMAANKA KGS OO MAANTA SAXIIXEY XANAANKA AY KU SHAQEYSO…
-
WARARKA MAANTA
Video Madaxweyne Farmaajo oo ku Guuleystay inuu soo Afjaro Xiisadii ka taagneyd Cadaado
by Warsan Radio January 23, 2018Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo Madaxda Galmudug ayaa ku guuleystay in ay soo Afjaraan Xiisadii Siyaasadeed ee maalmihii lasoo dhaafay ka taagneyd Magaalada Cadaado. Madaxweyne Farmaajo ayaa…


