January 2018
-
WARARKA MAANTA
Akhriss:-Ra’iisul Wasaare Khayre oo ka qayb galay dood ku saabsan jawaab ka bixinta Abaaraha
by Warsan Radio January 30, 2018{WARSANRADIOBAIDOA}Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta ka qayb galay shir looga hadlayay dood ku saabsan ka hortaga iyo jawaab ka bixinta Abaaraha soo noq-noqda ee…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso+Akhriro+{Sawiro}Ceel Biyood ku Shaqeeya Soolarka Cad Ceeda oo laga hergeliyey degmada Baardheere
by Warsan Radio January 30, 2018{WARSANRADIO}Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa markii ugu horeysay waxaa laga hergeliyey Ceel biyood ku shaqeynaya Tamarta Soolarka Cadceeda oo ayan horey u lahayn degmada,Ceelkani oo ah Ceelka keliya ee…
-
Dagaal khasaare dhimasho iyo dhaawac sababay ayaa duhurnimadii maanta waxa uu ka dhacay Gobolka Baay gaar ahaan wadada xiriirisa degmooyinka Buurhakaba iyo Baydhabo oo ka tirsan Gobolkaasi. Dagaalkan ayaa yimid…
-
WARARKA MAANTA
VIDEO DAAWO WASAARADA CADAALADA EE DOWLAD GOBOLEEDKA KGS OO TABABAR U QABATEY CULUMAAUIDIINKA KGS
by Warsan Radio January 28, 2018Wasaaradda Garsoorka iyo Caddaaladda Koofur Galbeed ayaa tababar soconaya Muddo laba Maalmood u qabatay qaar ka mid ah Culimaa udiinka iyo Odayaasha Dhaqanka kaasoo lagu barayo sida loo xaliyo isqabqabsiga…
-
WARARKA MAANTA
Video Madaxweyne Farmaajo oo khudbad ka jeediyay shir madaxeedka midowga Africa
by Warsan Radio January 28, 2018Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyey Shir-Madaxeedkii 30-aad ee Midowga Afrika, oo maanta ka furmay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya. Madaxweynaha…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Nuur Iidow Beyle oo ku guuleystay Kursiga Xildhibaannimo ee Beesha Cali Madaxweyne
by Warsan Radio January 28, 2018{WARSANBAIDOA}Nuur Iidow Beyle ayaa ku guuleystay doorashada kursiga Xildhibaano Golaha Shacabka ee Beesha Cali Madaxweyne, kaddib markii wareegii labaad uu helay 27 cod, halka C/llaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe uu helay…
-
TAFSIIRKA SH XASAN GAABWARARKA MAANTA
DHAGEYSO: CASHARKII 29AAD EE TAFSIIRKA QUR’AANKA KARIIMKA EE SH. XASAN GAAB
by Warsan Radio January 28, 2018AQRISTAYAASHA KU XIRAN SHABAKADA WARARKA WARSAN RADIO WAXAAN IDIN SOO GUDBINEYNAA CASHARKA TAFSIIRKA QURAANKA KARIIMKA EE QEYBTA 29AAD OO AF-MAAY AH. Casharka Tafsiirka oo ah mid taxane ah waxaa soo…
-
WARARKA MAANTA
Video Warbixinta Xaruunta Karantiilka Cudurada Faafa OO Lagu Sookordhiyeey isbitaalka ee Baydhabo
by Warsan Radio January 28, 2018Warbixinta Xaruunta Karantiilka Cudurada Faafa OO Lagu Sookordhiyeey isbitaalka ee Baydhabo HOOS KA DAAWO MUQAALKA Video Warbixinta Xaruunta Karantiilka Cudurada Faafa OO Lagu Sookordhiyeey isbitaalka ee Baydhabo was last modified:…
-
On 24 January, the members of the Security Council were briefed by the Special Representative of the Secretary-General for Somalia, Mr. Michael Keating and the Special Representative of the Chairperson…

