Jirkaanka Biyaha Ah ayaa Gaarey 20 Kun oo shilinka soomaliga ah ka dib markii ay Gureen ceelashii biyaha laga Cabi jirey ee degmada Waajid waxaana Dadka Arintan ay ku keentey in ay iibsan waayaan biyaha maadaama qiimihii horey ay siisan jireen kor u kacay Maamulka degmada ayaa wada Qorshe Biyo Dhaamin ah oo loo sameynaayo dadka barakaciyaasha ah ee ku nool Magaalada Waajid Cadow C/raxmaan Juglle Gudoomiye Xigenka Degmada oo Wareysi siiyey Wadani news iyo Warsan Radio Ayaa Sheegey in Hadii Arinta Ay sidaa ku sii socoto Xaalada Ay sii xumaaneyso Wuxuuna Baaq uu u direy Hay’adaha Samafalka iyo Maamulka Goboleedka KGS in Arintan Laga Hor Tago oo Dadka Loo Sameeyo Biyo Dhaamin
previous post
DHAGEEYSO:-WARKA HABEEN EE IDAACADA WARSAN
You may also like
Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in Dowladiisa aysan faragalin doonin khilaafka Ethiopia iyo Eritrea
October 30, 2026
Hogaamiye Aadan Madoobe oo Baydhabo kula kulmay Taliyaha Qaybta Saddexaad ee Ciidamada Nabad Ilaalinta Soomaaliya.
October 30, 2026
Farmaajo oo dalbaday baaritaan madax-bannaan oo ku saabsan dagaalkii ka dhacay degaanka Jameeco ee gobolka Bay
October 29, 2026
Itoobiya oo la sheegay inay heshay diyaaradaha Su-35, isla markaana sugaysa S-400: Maxay arintan ka dhigan tahay?
October 29, 2026

