{WARSANRADIO} Isqab qabsigii Xildhibaanada Baarlamaanka soomaliya oo dib u bilaawday iyagoo u kala jabey laba garab kuwo taageersan Gudoomiyaha Baarlamanka difaacayana Mooshina Laga Wado iyo kuwo Mooshin ka wada Gudoonka oo u diidan jawarey inuu sii hogaamiyo baarlamaanka soomaliya
Xildhibaanad Xildhibaan Idiris C/Taqtar waxaa oo ka mid yahay xildhibaanada ka soo horjeda in mooshin laga keeno mudane jawaarey gudoomiyaha baarlamanka dalka .
Hadaba idaacada warsan baydhabo ayaa wareeysigaan layeelatay ee Dhageyso.